Dulman (Qaybta saddexaad)
Waxa la isla af gartay in inantan yar ay korsadaan, xaashi ogollaanshiyo ahna ka soo qaataan cidda ay khusayso arrintani. Sidaas bay isku afgarteen....
Nuxurka Wada-hadal Qasriga Madaxtooyada Ku Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Iyo Wakiil Ku-xigeenka QM Ee Soomaaliya
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka wakiilka qaramada midoobay ee Soomaaliya. https://youtu.be/8BRM85spSbM
Wasiirka Ciyaaraha Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Diyaar-garawga Tartanka Ciyaaraha Gobollada
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda ciyaaraha, dhalinyarada iyo dalxiiska Somaliland ayaa ak warbixiyay halka uu marayo u diyaar-garawga tartanka ciyaaraha gobollada Somaliland. HALKAN KA DAAWO;- https://youtu.be/tMnuUpqs9IQ
Guddi Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Gurmadka Abaaraha Oo Qaylo-dhaan u diray Muwadiniinta iyo Beesha Caalamka
Hargeysa, (SLpost)- Gudidii uu madaxweynuhu u magacaabay abaaraha dalka ka jira ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo hay’adaha caalamiga in laga wada qayb qaato taakulaynta...
DAAWO: Maxay Aqoontu Saamayn U Yeelan Wayday?
Hargeysa, (SLpost)- Aqoonyahan Maxamed Cali ayaa dhalinta Hargeysa la wadaagay waayo-aragnimadiisa aqooneed, waxaanu si qoto dheer uga hadlay sababta ay aqoontu saamayn taban u...
Boorama: Dad Loo Xidhxidhay Nin Lagu Eedeeyay Qarax Muqdisho Ka Dhacay
Boraama, (SLpost)- Ciidamada Ammaanka gobolka Awdal, gaar ahaan magaalada Boorama, ayaa xabsiga u taxaabaya isla markaana baadhis ku wada Gabadh ay walaalo yihiin Nin...
Wasiirka Madaxtooyada Oo Been Abuur Ku Tilmaamay Warqad Ay Warbaahinta Qaarkeed Baahisay
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan jawaab ka bixiyay warar ay maalmihii u dambeeyay warbaahinta qaarkeed baahinaysay, kuwaasoo la xidhiidha in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

