HomeDhulku Haddii Uu Dilaaco Siilaanyo Uu Toli Lahaa - W/Q Khadar Cabdiraxmaan

Dhulku Haddii Uu Dilaaco Siilaanyo Uu Toli Lahaa – W/Q Khadar Cabdiraxmaan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

????????????????????????????????????

Tan iyo maalintii uu hogaanka la wareegay madaxweyne Axmed Siilaanyo dalka wax badan ayaa u siyaaday, maalinba waxaad maqlaysaa meelbaa dhagax la dhigay, dhisme ayaa xadhiga laga jaray, laamiga ayaa magaalo habeelyo loo sameeyey oo hada dhamaatay iyo arimo kale oo intaas ka badan ayaad maqlaysaa.

Madaxweyne Siilaanyo ilaahay cimriga ha u barakeeyee wuxuu qabtay tiro iyo tiraab midna laguma soo koobi karo, shan sano waxqabadkood way adagtahay in lagu baahiyo hal qormo ama bandhig warbaahineed, iyadoo u baahan wakhti iyo Samir badan.

Ceerigaabo ayaa tusaale inoogu filan, mar hadii maanta kala badh laga faraxashay oo haatanba lagu daansha daanshoonaayo dul maristeeda. Reer ceerigabana waxaan ka hayaa “Weligaaba joog madaxweyne” taas oo macnaheedu yahay doorasho kasta oo timaada waanu kuu codayn doonaa.

Madaxweyne Siilaanyo wuxuu fuliyey waxaa ka shaqeeyey oo garabka intaas la haya cida uu hawsha u doortay agaasinkeeda iyo isku duba ridkeeda, kuwaas oo ah balaal nadiif ah oo caafimaad qaba, mudan in la booriyo abaal iyo mahadnaqna loo hayo mar kasta.

Bal eeg jidkii Bebrera ee rafaadka badnaa rooga la dhigay ee aanad dareemayn in aad gaadhi saarantahay iyo in aad diyaarad ku safrayso. Anigu soomaalida waan aqaanaa, waayo aniga ayaa ka dhashay wax badso mooyee abaal gudku aad ayuu inoogu yaryahay.

Waxaan qabaa hadii ragu isku tago oo ay isku tashadaan inay wax badan qaban karaan, Siilaanyana hadii uu dhulku dilaaco malaha uu toli lahaa. Min qiyaaskaasi waa tusaale waxqabadka la taaban karo ee maanta aynu dheernahay wadamada kale ee aynu la jaarka nahay.

Khadarc16@gmail.com

Khaddar Cabdiraxmaan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories