“Dhawaan Ayuu Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu Xilka Ka Degi Doonaa” Xildhibaan Maxme Jaamac
Hargeysa, (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye isla markaana...
Maayarka Boorama Oo Digniin U Diray Dadka Haysta Dhulka Danta Guud Iyo Hawl-gallo Ay D/Hoose Fullisay
Boorama, (SLpost)- Maayarka magaalada Boorama ayaa digniin u diray dadka haysta dhulka danta, iyadoo shalayna meelo ka mid ah magaaladaas ay dawladda hoose ka...
Wasiirka Ciyaaraha Oo Lixdan Xubnood Oo Macalimiin iyo Garsooreyaal Ah Tabobar U Soo Xidhay
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland Mudane Axmed Cabdi Kaahin ayaa tababar u soo xidhay lixdan xubnood oo isugu jira tobabarayaal iyo garsoorayaal, lixdankan...
Qaramada Midoobay oo markii u horeysay ka hadlay Tayada Xirfadeed ee Hawl-wadeennada Madaarka Hargeysa Iyo Adeegyada uu Bixiyo
Nairobi (SLpost)- Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan ammaanka ee magaceeda loo soo gaabiyo UNDSS ayaa ka dareen celisay adeegyada uu maamulka Madaarka Caalamiga ah...
UCID Oo Eedo Kulul Ujeediyay Maareeyaha Wakaallada Biyaha Hargeysa
Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa eedo kulul ujeediyay maareeyaha wakaalada biyaha Hargeysa oo ku sugan cariga Ingiriiska. Waxa uu xisbiga UCID ku...
Wasiirka Arrimaha Dibaddu Muxuu Ka Yidhi Bixitaanka Xafiiska EU Ee Somaliland?
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka arrimaha dibafda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay xafiiska Midawga Yurub ee Hargeysa oo la sheegay inuu xidhmay, isaga oo...
Ujeedada Socdaal Ay Guddida Doorashooyinku Ugu Baxeen Gobollada Bariga Somaliland
Hargeysa, (SLpost)- Wefti balaadhan oo ka kooban xisbiyada, xukuumadda iyo guddida doorashooyinka qaranka ayaa socdaal ugu ambabaxay gobollada bariga Somaliland. Socdaalkan waxay ujeedadiisu tahay in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

