HomeMid Ka Mid Ah Xubnaha U Dhaqdhaqaaqa Xuquuqda Aadamaha Oo Lagu Dhaawacay...

Mid Ka Mid Ah Xubnaha U Dhaqdhaqaaqa Xuquuqda Aadamaha Oo Lagu Dhaawacay Dalka Burundi

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Bujumbura, (SLpost)- Nin u dhaq-dhaqaaqa arrimaha xaquuqul insaanka dalka Burundi ayaa si xun loogu dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Bujunbura, maalin ka dib markii xiisaddi ay ka dhalatay dilka mid ka mid ah kalkaaliyeyaasha aadka ugu dhow madaxweynaha dalkaasi.

Pierre-Mbonimpa-Web-SpeakerErgayga gaarka ah ee Mareykanka ee gobolka ayaa sheegay in uu aad uga naxay weerarkaasi ka dhanka ah ninkani sida cabsi la’aanta ahi u difaacayay caddaaladda.

Pierre Claver Mbonimpa ayaa waxa toogasho ku dhaawacay nin hubeysan oo saarnaa mooto ama dhug-dhugley xilli uu ku sii jeeday gurigiisa oo ku yaala magaalada caasimadda ah ee Bujumbura.

Difaaca dhanka xaquuqda dadka maxaabiista ah iyo arrimaha kale ee uu ka shaqeynayay ayaa waxa uu ku muteystay sumcad guud ahaan caalamka oo dhan.

Ninkani ayaa haatan waxa uu ku jiraa qaybta xaaladda deg degga ah ee cusbitaal ku yaalla magaalada caasimada u ah dalka Burundi ee Bujumbura.

Geerida ninkani ayaa ku baahday gudaha dalka ka hor inta aanu dhicin weerarkaasi lagu dhaawacay.

Mas’uuliyiinta dalkaasi ayaa kal hore ku baaqay in la muujiyo xasilooni, waxayna ka digeen weerarro aargoosi ah ka dib dil loo geystay janaraal sare oo lagu magacaabi jiray Adolphe Nshimi-rimana.

Dalka Burundi ayaa muddo bilo ah waxa ka jirtay xasillooni darro ka dib go’aankii madaxweyne Pierre Nkurunziza ee ahaa inuu mar saddexaad u tartamayo xilka madaxweynenimada.

Waxaanu ku guuleystay doorashadii bishii la soo dhaafay, taasi oo inta badan ay qaadaceen mucaaradku.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories