Xukuumaddii Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ee 1967-kii – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Dawladdii uu soo dhisay Raysal-wasaare Maxamed X. Ibraahin Cigal sannadkii 1967-kii, waxa ay ka koobnayd 17 wasiir. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Raysal Wasaaraha & Wasiirka arrimaha...
Wasiir Iska Casilay Xukuumadda Siilaanyo oo si faahfaahsan uga warramay Sababo uu u cuskaday go’aankiisa
Hargeysa (SLpost)- Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa si rasmi ah u shaaciyey maanta inuu iska casilay xilkaas, isla markaana...
Maxay Xukuumaddu kaga jawaabtay Dhaliilo loogu jeediyey Xafladdii Damaashaadka Qurbejoogga?
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii u horeysay jawaab ka bixiyey eedo xisbiyada mucaaradka ah ugu jeediyeen Xaflad ballaadhan oo ay todobaadkii hore u...
Degmada Faraweyne oo markii u horeysay Yeelanaysa Cusbitaal Lagula Dagaalamayo Cudurka Qaaxada
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Saleebaan Axmed Ciise (Xaglo-toosiye), ayaa dhagax-dhigay cusbitaal lagu daweyn doono xannuunka Qaaxada (TB) oo laga dhisayo...
Askari dhaawac iyo Dil u geystay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo Taliye Dhaawaciisa diyaarad loogu qaaday Djibouti
Boorama, (SLpost)- Askari Ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa toogasho ku dilay Sarkaal lagu magacaabi jiray Faarax Carraale Waaberi oo ahaa Xiddigle ka tirsan...
Mac-hadka Faafinta Islaamka oo 150 Dhalinyarada Xaafadaha Boorama u Qabtay Kulan-diimeed Wacyi-gelin ah
Boorama (SLpost)- Mac-hadka Faafinta Islaamka ee ka hawl-gala Somaliland, ayaa kulan-diimeed wacyi-gelin ah u qabtay qaybo ka mid ah Dhalinyarada Xaafadaha magaalada Boorama ee...
EU-da oo 2.5M Euro ugu Deeqay UNICEF oo ku caawinaysa Carruurta Nafaqa-darradu hayso ee Soomaalida
Midowga Yurub, ayaa Hay’adda UNICEF ku taageerey Laba Milyan iyo Badh Lacagta Yurub ah (€2.5 milyan) oo loogu talo-galay inay ku fuliso gargaar bani’aadamnimo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

