Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dood adag ka yeeshay Xeerar Xaasasi ah oo ku jira Ajandaha Kalfadhiga 28aad oo Anisixintiisa Berri loo ballansan yahay
Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta dood adag ka jira Ajandaha Kalfadhiga 28aad ee golahaas oo maalintii Sabti ee todobaadkan furmay,...
Xukuumada M/weyne Siilaanyo way Ku Fashilantay Meel Marinta Heshiiskii Xumad Jabinta Ahaa Ee Ay Lagashay Xisbiyada Mucaaridka JSL.
"Waxa Nasiib Daro ah in M/weyne Siilaanyo isagoo Og Inaanay Waxba Ka Fulayn Heshiiskaa Madhalayska ah Inuu Yidhaahdo Wada Hadalbaan Ka Furayaa Go,aankii Golaha...
Hargeysa: Faahfaahinta Dhacdo RRU-du ku mireen Dad Shacab: Xog-warranka Dadkii la dhaawacay, dhakhaatiirta Dabiibaysa iyo Doodda Xukuuumadda
Hargeysa (SLpost)- Dad ku dhaawacmay rasaas Ciidamada boolisku ku weerareen shalay gelinkii dambe dad difaacanayay gurigooda oo xoog lagaga saarayey iyo kalkaaliso Caafimad, ayaa...
Imtixaannaadka Jaamacadda Hargeysa oo laba todobaadka bilaabmay iyo Maamulka oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta si rasmi u furmay Imtixaanaadka kulliyadaha kala duwan ee Jamacadda Magaalada Hargeysa oo Sabtidii todobaadkan la furay, kadib markii todobaadkii...
Hambalyo Meher Wacan: Ridwaan Maxamed Xuseen & Hodan Suleiman Ismaaciil (SAWIRRO)
Maxamed Saleebaan Cumar, Mowliid Aadan Cumar, Khadar Iid Kaariye, Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Madar Cabdi Axmed, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Axmed Maxamed Cabdilaahi, Xasan Cumar...
Dhalinyarada Qaadanaysa Baasaboorka Somaliland oo Shuruudo Hor leh lagu Xidhay
Hargeysa (SLpost)- Laanta Socdaalka Somaliland, ayaa shuruudo hor leh ku xidhay dhalinyarada doonaysa inay qaataan Baasaaboorka Somaliland ee doonaysa inay u baxaan dalka dibaddiisa,...
Xisbiyada UCID & WADDANI oo Aragtiyo Isku-Lid ah ku Fasiray Ujeeddada Kulankii Guurtida & Madaxweynaha, Fulinta Heshiiskii Xisbiyada iyo Jawaabta Kulmiye
Cali Guray oo talooyin u soo jeediyey Madaxweynaha iyo mowqifka Xisbiyadu ka qaadanayaan Muddo-kordhinta Guurtida Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, ayaa siyaabo kala duwan uga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

