Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

MAXAAD KA TAQAANAA XANUUNKA DHANJAFKA?

Xanuunka Dhanjafka ayaa waxaa uu qofka kaga dhacaa Madaxa isagoo waliba kaga dhaca meel garaa ama ayb cayiman. Dhamaan dadka waa uu ku dhici karaa...

Taliyihii sirdoonka Pakistan oo geeriyooday

Hargeysa(SLpost)-Madaxii hore ee hay'adda sirdoonka Pakistan ee loo yaqaano ISI, Jenaraal Xamid Gul, ayaa geeriyooday asagoo da'diisu ahayd 79 jir. Qoyskiisa ayaa sheegay in...

FAAQIDAAD SHARCI: ‘Maxkamadda Dastuurigu Ma Khilaaf Sharci Bay Ka Garnaqaysaa, Mise Khilaaf Siyaadeed Ayey Dhexdhexaadinaysaa?’

Waxa beryahan jiray, xafiltan siyaasadeed oo ka dhexeeyay Xukuumadda iyo Axsaabta mucaaridka iyo xubnaha la baxay Madasha. Waxaanu u muuqday dagaal warbaahineed oo isasoo tarayay intii lagu jiray toddobaadadii ugu dambeeyay ee ka hadhsanaa muddo-xileedkii Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada. Maalmahan danbe se, waxaynu arkaynaa loollankii siyaasiga ahaa oo qaatay waji kale oo ka duwan kaas hore. Waxa hore loo sameeyay wada-hadallo uu ka dhashay heshiis aan lagu wada kalsamayn. Marar kalana waxaynu u soo joognay iyadoo beesha caalamku la isugu qayshaday, Wax kastoo la isku dayay ba, kala qaybsanaantii siyaasadeed waa halkeedii, xalna lagama gaadhin.

“Maanta waxa laysku hayaa waa basiid, waxa ka adkaykaan doonto oo waddanka khatar galinaysa haddii….” Axmed Yuusuf Yaasiin

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay doorka ay Maxkamadda Dastuuriga ahi ku leedahay go’aaminta iyo xal-ka-gaadhista khilaafaadka...

ZAKI: Saliid u wanaagsan Nafaqeynta & Soo-celinta Timaha Go’a iyo Xog-warran ku saabsan tijaabooyin lagu sameeyey

Hargeysa (SLpost)- Aamina Xuseen ayaa sheegtay in saliidda Zaki aan lagu darin wax kiimiko ah, isla markaana waxtar fiican u leedahay joojinta timaha go’a...

Sir ma kuu sheegaa?

Halkani waa Yurub, dhulkii in loo dhinto u qalmaayey. Masaajidka gurigayga ugu dhaw waxaa loo lugeeyaa 60 daqiiqo, haddii aanay kaba badnayn. Bas iyo...

Nin aad dhashay kuma dhalin!

Hooyo ku nool dalalka carabta ayaa qisadan inooga warramaysa, waxay tidhi: 'Waxaan uurka ku qaaday sagaal bilood. Aabbihii waxa uu dhintay isaga oo dhawr bilood...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img