HomeMAXAAD KA TAQAANAA XANUUNKA DHANJAFKA?

MAXAAD KA TAQAANAA XANUUNKA DHANJAFKA?

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Xanuunka Dhanjafka ayaa waxaa uu qofka kaga dhacaa Madaxa isagoo waliba kaga dhaca meel garaa ama ayb cayiman.

Dhamaan dadka waa uu ku dhici karaa marmarka qaar waxaaba sababta ayaa waxay.Leeyihiin culimada caafimaadka sida ay qortay Majalada Every Day Health taas oo faahfaahin kabixisay xanuunkan Dhanjafka ee kudhaca dadka,

Xanuunkan ayaa marmarka qaar waxaa uu keena Duuf ama Siin qofba siduu uyaqaano,waxaa kaloo sidoo kale uu keena Hunqaaco iyana waa marmar ama qofba,siduu uqabto xaladaasi waa mid aad u xanuun badan oo madaxa ayaan qofka aad u xanuuna, qaar kamida Dhanjafka qofka ayaa waxaa kubata Hindhisada. Qofka ayaa waxaa uu noqdaa qof unugul sanqadha iyo Laydhka madax xanuunkan ayaaba

layidhaahdaa waxa kubadan Dumarka Laakiin Raga ayuu kaga dhicis badanyahay laakiin waa uu  dhaafaa xanuunkan dhanjafka ayaa waxaa uu dadka qaar ku dhacaa marka ay hurdaan kadib ayaa ay lasoo toosaan Xanuunkan dadka uu kudhaco ayaa udhaxeeyaan da,a aha udhaxeeya 5 sanno jir ilaa 15 jir laakiin maha mid sijoogto ah qofka uhaya laakiin waxay leedahay war bixintani waxaa laga yaabaa inuu qofka inuu dhaafo hadana beri dambe ku dhaco calaamadaha xanuunkan ayaa waxaa kamida in qofka uu si kedis ah ugu soo boodo waxaa kaloo kamida in xanuunkan dhanjafka uu qofka hayo ila 4 maalmood ilaa 5 maalmood ilaa 80% ayaa uu dadka ku dhacaa caalamka kunool, xanuunkani hadii uu qofka mudo badan hayo waxaa uu keeni karaa FAALIG,

Qaybta layidhaahdo TENSION ayaa ah qayb qofka kaga kacda marka uu Daal badan yeesho ama qofka uu Cidhiidhi badan dareemo Sida Stress ka oo kale qayb kale oo iyana layidhaahdo CLUSTER ayaa ah iyana qayb uu qofku ku keenta inay Xiddidadu xanuunaan  Dhanjafku malaha Daawo laysla yaqaano laakiin waxaa lagu dawaynkaraa hababkan soo socda in qofku uu isticmaalo jimicsiga ama relaxation in aad samayso wakhtiyo yar oo fasax ah siiba dadka maamula Companies ka waawayn ama shirkadaha waawayn waxaa kaloo loo isticmaali karaa xaga Daawada,OTC medications amaNonsteroidal anti-inflammatory drugs iyo  Serotonin agonists dhamaan kuwanina waa dawooyinka ay dhakhaatiirtu kula taliyeen in dadka Xanuunkan Dhanjafka aya u isticmaalaan Warbixintan ayaa waxaa Daabacday Majalada EVERY DAY HEALTH

W/Q MAXAMED XAAMUD CALI   xaamud_33@hotmail.com

.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories