Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Wafti Ka Socda Imraadka Oo Indha-indhaynta Abaaraha Dalka U Yimi

  Hargeysa (SLpost)-Waxa maanta wefti balaadhan oo ka socda Imaaraadka carabta dalka ku soo dhaweeyey safiirka Somaliland ee dhawaan madaxweynuhu u magacaabay dalka imaaraadka carabta...

Dr. Maxamed Cabdillaahi Oo Ka Hadlay Saamaynta Iyo Dhaawaca Uu Bixitaanka Midowga Yurub Ku Keeni Karo Somaliland Iyo Saddex Qodob Oo Uu Madaxweynaha Kula...

  Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda iyo xidhiidhka caalamig ah Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa go’aanka ay Midowga Yurub ku xidhayaan xafiiskooda Hargeysa ku tilmaamay...

Haweenay Maraykan Muslimad Ah Oo Haysa Jidkii Halyeygii Malcolm X

Washington (SLpost)- Wargeyska New York Times ayaa dhowaan qoray warbixin uu kaga waramayo, Linda Sarsuur oo ah haweenay Maraykan muslima ah oo uu wargeysku...

Sharafta iyo Hungurigu Meel Ma Wada Galaan.

Mohamed Abdiraxman (Lugooyo) AHUN, wuxu ahaa nin fara badan – Sarkaal ciidan, Abwan, Siyaasi iyo Bulshaawiba. Waxan an wada shaqeyn jirney 1995 illaa 1997...

UurKu Taallo. Qalinkii Cawaale deeqsi.

    Lugba tiir baa lagu xannibay. Gacanba meel baa lagu bannaday. Tin iyo cidhibna dhiigbaa isku darsamay. Nabarrada loo gaystay awgood, jidhkiisu meel fayow ma...

Caashaqa Cusub

  Fudaydka iyo go’aanka caaddifadaysan waa la eedaa. Maalinba muxubbadu nin bay saaran tahaye, maantana halyeyga badbaadada iyo liibaantu waa Barafasoor Axmed Ismaaciil Samatar. Madaxweyne...

Maxay Aqoontu Saameyn waafi Ah Uugu Yeelan Weydey Nolosha?

8 maalmood ayaan Hargeisa soo joogay. Waxay aheyd muddo gaaban balse aad u xiiso badan. Waxa an qabtey laba muxaadaro oo ballaadhan iyo shirar...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img