Home“Maanta waxa laysku hayaa waa basiid, waxa ka adkaykaan doonto oo waddanka...

“Maanta waxa laysku hayaa waa basiid, waxa ka adkaykaan doonto oo waddanka khatar galinaysa haddii….” Axmed Yuusuf Yaasiin

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Ax,ed y- yaasiinHargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay doorka ay Maxkamadda Dastuuriga ahi ku leedahay go’aaminta iyo xal-ka-gaadhista khilaafaadka sharci eek u saabsan doorashooyinka dalka, waxaanu sharraxaad ka bixiyey sababaha sharci ee madaxweynaha ku kallifa inuu maxkamadda sare u gudbiyo ka-garsoorista khilaafkaas.

Axmed Yuusuf Yaasiin waxa uu soo qaatay go’aan maxkamadda Sare ku borisay xeer ka soo baxay golayaasha Baarlamaanka oo markii dambe madaxweyne Rayaale u gudbiyey Maxkamadda Sare kaddib markii ay labada gole aqlabiyad ku meelmariyeen muddo-kordhin loo sameeyey Golaha Wakiillada sannadkii 2005-kii, go’aankaas oo sababay in diiwaangelin la’aan lagu galo doorashadii Golaha Wakiillada ee wakhtigaas.

Axmed Yuusuf Yaasiin, waxa uu qodobkan iyo Arrimo kale kaga hadlay, waraysi dhinacyo badan oo uu siiyey Wariye Ibraahim Cismaan oo ka tirsan mareegta wararka ee Hadhwanaagnews.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARAYSI AXMED YUUSUF YAASIIN

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories