Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Bulshadii Gobta ahayd Aaway?

  Asal ahaan dadka Soomaalida, inkastoo isha ay ka farcameen amma sooyaalkooda awoow ahaaneed aan si sax ah loo sugin oo taariikhyahannadu ku murmaan, sababtoo...

Hogaanka Boko Xaaraam oo Beeniyay Inuu Dhintay

  Hargyesa(SLpost)-Hogaamiyaha Boko Xaraam Abubakar Shekhau oo cad deggan ku hadlayay ayaa been cad ku tilmaamay wararka sheegaya in uu dhintay, naafo noqday ama uu...

Wasaaradaha Qorshaynta iyo Maaliyada Oo Eedo Musuq Oo Lagu Eedeeyay Sanduuqa Sdf Iska Difaacay

Hargeysa(SLpost)-Masuuliyiinta sanduuqa horumarinta somaliland oo uu waheliyo wasiir ku xigeenkii iska casilay wasaarada qorshaynta ayaa beeniyay warara laga baahiyay sanduuqa Sdf. https://youtu.be/L9EShnoel4g

Wasiir Xaglotoosiye Oo Isaga Oo Buuhoodle Ku Sugan Amar Ku Bixiyay Inuu Cali Khaliif Galaydh Ka Baxo Deegaankaas

Buuhoodle(SLPost)-Wasiirka Caafimaadka Saleebaan Ciise Xaglotoosiye ayaa iyaga oo ku sugan magaaladda Buuhoodle isla markaasna meel fagaare ah kala hadlaaya shacabiga magaaladaas waxa uu amar...

“Waxaan qirayaa inuu wasiirkaygu(Sacad)  ahaa muwaadin wanaagsan oo Somaliland u gaajooday…” Cabdikariin A. Mooge

  Hargyesa(SLpost)-Wasiir ku xigeenkii qorshaynta ee is casilay Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa warbaahinta mar labaad kaga celiyay sababta uu xilka uga dagay, waxaanu wasiirka qorshaynta...

“Anigu malcaamada Hargeysa ayaan ka galay oo gabigeedaba lug ayaan ku mari jiray intaan ey kaxaysto..” Wasiir Cadaani

    Hargeysa(SLpost)-Wasiiru dawlaha maaliyada Cimaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo wax laga waydiiyay qaabka biyaha Hargeysa loogu qaybinaayo ayaa si cadho leh ugu hadlay tirada dadka...

Wafti Uu Hogaaminaayo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Xaglatoosiye oo Buuhoodle Gaadhay

  Buuhoole(SLpost)-Wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye si weyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Buuhoodle oo socdaal rasmi ahi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img