HomeMuuqaal laga duubay Aabbe Qaxoonti ah oo soo jiitay Indhaha Caalamka iyo...

Muuqaal laga duubay Aabbe Qaxoonti ah oo soo jiitay Indhaha Caalamka iyo Jawaabaha uu helay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

CNRYIKYWoAAtz1_-200x300

Beirut(SLpost)- Nin la sheegay inuu u dhashay dalka Suuriya, ayaa muuqaal laga sawiray isagoo daryeelka ubadkiisa u iibinayey qalimaanta biirooga u soo jiiday in bulsho kala duwan waxtarkiisa ka qeybqaataan.

 

Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Cabdillahi, isla markaan xilligan qaxooti ahaan ugu nool caasimada dalka Lubnaan ayaa maalin gudaheed loogu soo yaboohay hanti gaadhaysa shan iyo konton kun ($55,000)  oo doolar, markii saxaafaddu tabisay muuqaalkiisa isagoo Tunka sare ku sita Gabadh yar oo uu dhalay labada gacmoodna ku laalaadinaya Qalimaan uu ku iibiyo jidadka magaalada Beirut, waxaanu muqaalkani soo jiitay dadweyne kala jooga daafaha dunnida.

Muuqaalka ninkan oo lagu baahiyey baraha bulshadu ku xidhiidho ee Twitter iyo facebook ayaa maalin gudaheed keentay in laga soo jawaabo, isla markaana la soo helo ciwaankiisa.

Baadhitaankii muuqaalka ninkan ayaa lagu ogaaday in magaciisa la yidhaahdo Cabdillahi, isla markaan yahay aabe u shaqeeya laba ubad uu dhalay mid sagaal jir ah iyo mid afar jir ah.

“Jawaabtii taageeradu la yaab ayey noqotay,” ayuu sheegay Simonarson telefishanka NBC News shalay “maan filayn in degdeg looga soo jawaabayo kaalmaytiisa.”

Cabdillahi oo qaxooti ahaan u yimi dalka Lubnaan saddex sanndood ka hor ayaa xilligan helay hoy uu ku noolaado isaga iyo ubadkiisu, tan iyo markii muuqaalka sawirkiisa uu baraha bulshada ku baahiyey ayuu Simonarson sheegay.

Gargaarka ninkan u shaqeysanayey ubadkiisa sifo xalaal ah waxuu awoodayey ayaa muujinaysa sida ilaahay  u barakeeyo shaqo walba marka loogu dhaqaaqo in lagaga maarmo baryada dadka kale.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories