Xoogsatada Hilibka ee Nafaqo oo Ka Qaylisay Shirkada Hilibka Qasha ee Maandeeq Oo Lacagtii Ku Labanlaabtay
Hargeysa(SLpost)-Ururka xoogsatada hilibka ee Nafaqo ayaa cabasho oo xoogan ka muujiyay qiimha lagu qalaayey neefka xoolaha ah oo shirkada qasha ee Maandeeq ku laban...
Boobe oo Joojinta Kiraynta Haamaha Ku Hanbalyeeyay Wakiilada, Kana Sheekeeyay Hawlgal Ay SNM Ku Qarxin Lahayd Haamaha Shidaalka oo Siilaanyo Baajiyay
Hargeysa’(SLpost)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Boobe Yuusuf Ducaale ayaa taageeray go’aankii ay wakiiladu ku laaleen kiraynta haamaha shidaalka ee qaranka, waxa uu...
Nin Soomaali Ah Oo Bisad Aasay Dalka Ingiriiska iyo Waxyaabaha Yaabka Badan Ee uu Ka Sheekeeyay
Uk(SLpost)-Bisad rabbaayad u aheyd qoys Soomaaliyeed oo ku nool magaaladda London ayaa ku dhimatay shil baabuur, ka dibna ciidanka booliiska ayaa qaaday bisadii oo...
Inay goor hore dhintaan ama is dhiibaan bay ahayd !
Anigaa is cunay ee cid kale ima cashuurteene Hadday cudduddu ii urursan tahay la ima ciileene Cadowgii awowyaashey diley ima cantuugeene Casar galay ma cuurteen waxaan cuud...
QABYAALAD AYNU KA HADHNEE MAXAYNU KAGA MAARMI KARNAA?
In qabiilku duli yahay qab qabluhu tijaar yahay alla ma cidbay ka dadan tahay: Abwaan ilkojiir Shayga la yidhaa qabyaalada waa cudur siday shegeen, aqoon-yahanadii ka hadlay...
ASTAAMAHA HOGAAMIYAHA WANAAGSAN
Culimada ku xeelka dheer Cilmi-nafsiga bulshada aadamiga ah, waxay xaqiijiyeen oo farta ku wada fiiqeen ;” Ahmiyadda Hoggaaminta iyo kaalinta ay ku leedahay dhismaha...
“Anigu fikir ahaan waxaan qabaa in gacanta dawlada loo daayo haamaha shidaalka oo aan shacab lagu wareejin..” Boqor Buurmadaw
Hargeysa(SLpost)-Boqor Cismaan Buurmadaw ayaa sheegay in wakhtigan ay ku haboontahay in aan gacanta shacabka lagu wareejin haamaha shidaalka ee dawlada. Boqor Buurmadaw waxa uu xukuumadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

