HomeCiidamada Talyaaniga Oo Samatabixiyay 2200 oo Muhaajiriin Ah Maalin Kali ah

Ciidamada Talyaaniga Oo Samatabixiyay 2200 oo Muhaajiriin Ah Maalin Kali ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Taliyaaniga waxa ay sheegayaan inay ka shaqeynayaa samata bixinta in kabadan 2200 oo qof oo ka gudbaya badda Mediterranean ka.

150622080419_migrant-med_512x288_

Dadkan tahriibayaasha ah ee ka safray dalka Libya waxa ay saran yihiin in kabadan 20 doomo yaryar oo ah nooca la buufiyo. Laba doon oo alwaax ka sameysay ayaa sidoo kale laga dejiyay dad qiyaas ahaan gaaraya 507 qof, iyo 432 qof.

Waxaa howlaha samata bixinta ka qeybgalaya qaar ka mid ah dalalka Midowga Yurub, sida Norway. Kabtan la socda Markab ay Norway leedahay oo howlgalka ka qeybgalaya, Lise Dunham ayaa sheegaysa in Markabkeeda uu badbaadiyay kala bar ka mid ah tahriibayaasha.

Doomo badan oo dhibaatada marqura kawada qeybgalaya waxa ay ka dhigtay in tiradii ugu ballaarneyd maalin qura lagu badbaadiyo howlaha badda Mediterranean.In kabadan 900 oo dadkan ka mid ah waxaa laga dejiyay laba doon oo ku ku sigtay inay quusaan markii ay ka dhaqaaqeen Libiya. Xalay oo dhan ayeyna maraakiibtan wadeen badbaadinta.

Qiyaastii 264,500 oo qof ayaa Badda ka gudbay sanadkan oo keli ah, sida ay Qaramada Midoobey sheegtay. Ku dhowaad 104,000 oo ka mid ah waxay ka galeen Taliyaaniga. 160,000 oo kalena waxa ay gaareen dalka Giriigga.

Dalal ka qaar ee Yurub ayaa waxa ay la daalaa dhacayaa dadka megengelyo doonka ah. Dhanka dalka Macedonia, booliska dalkaasi waxa ay ku dadaalayaa inay ka hortagaan boqollaal qof oo muhaajiriin ah oo ka ambabaxay dalka Giriigga.

Iyadoo dadka qaar ay isku deyayaan inay xoog ku galaay dalkaasi ayaa Booliska waxa ay u adeegsadeen suntan dadka ka ilmeysiisa si xaaladda kacsan ay uga hortagaan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories