Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan oo Bari Saxeexaya Heshiiskii Nabada oo uu Hore Uga Cagajiiday

  South Sudan(SLpost)-Madaxweynaha South Sudan, Salva Kiir, ayaa sheegay in heshiis nabadeed ee lagu soo afjarayo colaadda dalkaasi uu saxiixi doono Arbacada beri ah. Mr.Kiir ayaa...

Muslimiinta Shiinaha Oo Dhalinyaro U Badanaya Iyo Rajada Islaamka Ee Mustaqbalka Dalkaas Oo Korodhay

  Beijing (SLpost)- Cilmibaadhis dhowaan la faafiyey ayaa xaqiijisay in tirada dhalinyarada dalka China ee diinta Islaamka rumaynayaa ay aad u sii kordhayso,  marka la...

RIYADDII RUMAWDAY QEYBTII 2-AAD

  Maalintii ugu dhibta iyo saxariirka badnayd Ismaaciil ayaa waxay ahayd markii lagu war-galiyay inuu Dibadda ka yahay Hoyga kalli ah ee uu Magaaladda ka...

Jamaal Cali Xuseen Oo Boobqaran Ku Tilmaamay Qaabka Xukuumaddu Ay U Wareejinayso Haamaha Shidaalka

  Hargeysa(SLpost)-Musharaxa madaxweyne ee xisbig Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa boobkii ugu cuslaa ku tilmaamay qaabka loo wareejinaayo haamaha shidaalka ee Barbera. waxa uu musharaxu xukuumadda...

Xildhibaan Qabiile Oo Wareejinta Haamaha Shidaalka Ku Tilmaamay Mid Xaassaasi ah Oo Aan Golaha Wakiilada La’aantii Gudbi Karin

  Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile ayaa ku tilmaamay wareejinta haamaha shidaalka mid xaassaasi ah, isla markaasna aan gudbi karin golaha wakiilada la’aantii. waxa uu xildhibaanku u...

Kulmiye: Shirka Golaha Dhexe, Badheedhaha Labada Mujaahid, Diidmada Madaxtooyada, Nairobi Iyo Daymada Samaale

Hargaysa (SLpost)- Khilaaf adag oo u dhexeeya madaxtooyada iyo kaadiriinta Xisbiga talada dalka haya, ayaa ka soo if-baxay muddada la qabanayo Shirka Golaha Dhexe...

Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan La Qaatay Bahda Cadaalada iyo Waxyaabaha Ay Ka Wadahadleen

Hargyesa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kulan dardaaran ah la qaatay   garsoorka maxkamadda sare  iyo gudidda cadaalada  Somaliland oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img