Wiilka Siilaanyo Sodaga U Yahay oo bayaamiyey sababaha keenay in loo magacaabo safiirka Imaaraadka Carabta, bixiyeyna xogo la xidhiidha
“Markaa waan u qalmaa, gudankaraa, isla markaana ku haboonahay, ka shaqsi muwaadin ahaan iyo aqoonyahan in lay magacaabo xilkaa….” “Inkastoo aan calaf isku yeelanay...
Saamiyada Suuqayada Shiinaha oo hoos u dhac ku yimi iyo saamaynta ka dhalatay
China (SLpost)-Suuqyada saamiyada ee Shiinaha ayaa maantii labaad hoos u dhacay, ayadoo walaac xooggan laga qabo dhaqaalaha gaabiska ku socda ee dalkaasi. Shanghai Composite, oo...
Wasiirka Ganacsiga Oo Xaqiijiyay In Haamaha Shidaalka Shirkad Gaar ah Lagu Wareejinaayo iyo Gudida Ilaalinta Hantida Qarnka Oo Badhitaan Ku Haysa
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka ganacsiga Muuse Qaasima ayaa gudida ilaalinta hantida qarnka si rasmi ah ugu xaqiijiyay in shirkad gaar loo leeyahay lagu wareejinaayo haamaha shidaalka ee...
Fadeexado Ka soo Ifbaxay Heshiiska Wareejinta Haamaha Oo Shalay La Saxeexay Iyo Magacyadda Shirkadaha Lagu Wareejiyay
Hargeysa (SLpost)- Heshiis Haamaha Keydka Shidaalka Berbera oo ah Keydka keliya ee qaranku leeyahay oo lagu wareejinayo shirkado gaar loo leeyahay ayaa la sheegay...
Qaadhaan-bixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland oo Aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare iyo Sweden oo Xafiis ka furanaysa Hargeysa
Hargeysa(SLpost)-Kulan Qaadhaan-bixiyayaashu ku yeesheen shalay Hargeysa kadib markii ay soo gaadheen qaar ka mid ah dalalka Qaadhaan-bixiyaha ka ah Doorashooyinka Somaliland ayaa lagu gorfeeyey...
Musharax Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Sida Ay Saamayn Mucaaradka Hada Ugu Yeesheen Balanqaadyadii Beenoobay ee Kulmiye
Uk(SLpost)-Musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa daboolka ka qaaday sida balanqaadyadii xisbiga Kulmiye wakhtigii uu mucaaradka ahaa ee beenoobay...
“Dadbaa odhan jiray arimaha dhulka Somaliland waa aafo qaran, maaha aafo qaran ee waa aafo maamul..” Cabdiraxmaan Cadami
Hargeysa(SLpost)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami ayaa muranka dhulka ee soo noqnoqda dhabarka u saaray maamul xumo jirta iyo in dadka dhulka boobayaa ay taageero ka haystaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

