Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

“Idinka ayaa shaydaanka soo dooranaaya hadana waad calaacalaysaan..” Muuse Biixi

    Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa culimada u soo jeediyay inay siyaasada dalka soo galaan oo ay dadka u naqeeyaan hogaamiye wanaagsan, waxa...

Dhimasho Nool —– Yaxye Yeebaash

https://youtu.be/ZuFlntY1iWc

Madaxweyne Obama Oo Hogaamiyaha Jarmalka Uga Mahadnaqay Qaabilaada Qaxoontiga

  Us(SLpost)-Madaxweyne Obama waxa uu teleefoon kula hadlay hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel, si uu ugu mahadceliyo waxa uu ugu yeeray hogaaminteedalatacaalidda qalalaasaha dadka megengelya...

Saadaashii Orwell Ee Shalay: “Walaalkii Weynaa Weli Wuu Taliyaa”

Hal-abuur, saxafi iyo qoraa Ingiriisa ahaa oo noolaa intii u dhexeysay Juun 1903kii – Jeenaweri 1950kii ayaa sannadkii 1949kii allifay masraxiyad uu ku saadaalinayo...

Xasan Sheekh Oo Ku Faanay Inuu Dhamaaday Wakhtigii Al-shabaab

  Diinsoor(Slpost)-Madaxweyneha Somaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay in wakhtigii Al-shabaab uu dhamaaday, waxaanu ku faanay in ciidamadiisu ay kala wareegeen magaaladda Diinsoor oo uu ku...

Xaabsade oo Ku Calaacalay In Maamulgobaleedka Puntland Aanu Difaacan Karin Garoowe Hadii La Soo Weeraro

  Garoowe(SLpost)-Siyaasiga Cabdi Xaabsade ayaa ka dayriyay xaalada maamul gobaleedka Puntland oo uu ku tilmaamay mid haykal uun ka jiro, isla markaasna aan caasimadeeda difaacan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img