Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Wasiirka Ciyaaraha oo Reer Burco U Balanqaaday In Garoonka Kubada Loo Dhigi Doono Roog, Lagana Rabo In Aan Sanadkan Qabyaalad Lagu Karin

  Hargyesa(SLpost)-Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Axmed Cabdi Kaahin ayaa dhalinyarada Burco u balanqaaday in sanadkan roog loo dhigi doono Garoonka weyn ee kubada cagta, waxaanu...

Qabyaaladdee la dilayaa?

  FIIRO! Walaal, qoraalkani wuu yara dheer yahay ee haddii aad doonto warbaahinta ka akhri! Qofka bani aadanka ahi abuur ahaan waa noole suubban oo khayr...

Ololihii La Dagaalanka Qabyaalada Ee Xalay

Hargeysa(SLpost)-Waxa xalay lagu qabtay Hargeysa Ololaha la dagaalanka qabyaalada oo ah mid uu soo abaabulay wasiir ku xigeenkii hore ee qorshaynta Cabdikariin Axmed Mooge. https://youtu.be/LBMfYlzjUOU

Xaaladda Dhalinyaro reer Somaliland ah oo la Wanjalay, laguna xidh-xidhay dalka Angola

Hargeysa (SLpost)- Guuleed Cabdiraxmaan Xuseen oo ka mid ah Soomaalida ku dhaqan waddanka Anglola, ayaa Wargeyska Himilo uga warramay Soomaali badan oo lagu xidh-xidhay...

Warbixin Iftiimisey Heerka Somaliland kaga jirto Qiimeyn lagu sameeyey Qodobbada Aasaasiga u ah Nidaamka Dowladnimada iyo Heer Nololeedka Shacabka 195 Waddan

LONDON (SLpost)- “Dowladda Somaliland oo uu hoggaaminayo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, waxa sii waddaa jawaabaha culus ee ay ka bixinaysay dhaliilihi loo jeedin...

Dawladda Sucuudiga oo xidhay maxjarkii sadexaad ee dhawaan laga furay magaaladda Berbera

Sucuudiga(SLpost) Dawladda Sucuudiga ayaa la sheegay inay soo saartay qoraal rasmi ah oo ay ku joojisay in Dalka sucuudiga la soo galiyo xoolaha soo...

Agaasimaha Wasaarada Duulista iyo Hawada Oo Wasaaradaas ka Difaacay Dhaliilo Uu U Soo Jeediyay Xildhibaan Dheeg

Hargeysa(SLpost)-Agaasimaha guud ee wasaarada duulista iyo hawada Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan, ayaa wasaaradaas ka difaacay eedaymaha uu u soo jeediyay xildhibaan Dheeg. waxa uu agaasimahu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img