HomeXasan Sheekh Oo Ku Faanay Inuu Dhamaaday Wakhtigii Al-shabaab

Xasan Sheekh Oo Ku Faanay Inuu Dhamaaday Wakhtigii Al-shabaab

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Diinsoor(Slpost)-Madaxweyneha Somaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay in wakhtigii Al-shabaab uu dhamaaday, waxaanu ku faanay in ciidamadiisu ay kala wareegeen magaaladda Diinsoor oo uu ku tilmaamay xarun muhiim u ahayd ururkaas.

waxa uu sidan ka sheegay Diinsoor oo uu ku sugnaa maanta waxaana hadaladiisa ka mid ahaa “Guusha ay gaadheen ciidamada Somaliya iyo kuwa AMISOM waxaa uu ku yimid iskaashiga shacabka degaankan, waxaana loo baahan yahay in dagaalka meesha laga sii wado ilamaa kooxda cadowga laga saaro goobaha fara ku tiriska ah ee ay weli ku dhuumanayaan,’’

Xasan Sheekh oo sii hadlayaa waxa uu yidhi“Waxaan shacabka degaankan u sheegayaa in dowladda ay gacan buuxda idin ku siinayso dib u soo celinta adeegyada muhiimka ee aad u baahan tihiin. Waxaad xaq u leedihiin inaad soo dhisataan maamul aad leedihiin, ciidamo amniga suga iyo dhammaan xuquuqaha kale ee muwaadin kasta oo Soomaali ah ay tahay inuu helo. Waxaa tani ay qeyb ka tahay siyaasadda dowladda ee baahinta xukunka ama federaaleynta. Xilligii Al-shabaab wuu dhammaaday; mana soo noqon doonno, waxaan Allah ka sokoow uga mahad-celinaynaa Arrintaasi Ciidamada xoogga Somaliya iyo kuwa AMISOM oo halkan (Diinsoor) Howsha ay ka qabteen iyo sida Al-shabaab oo ay xarun u ahayd uga saareen. Dalka intiisa badan ayay ka hagi jireen, xitaa qaraxyada Xamar ka dhacaayay intan ayaa laga soo abaabuli jiray qaarkood, marka ma sahlanayan in Al-shabaab halkaan laga saaro, iyagana guul-darro aan la qiyaasi karin ayaa soo gaadhay,”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories