HomeMadaxweyne Obama Oo Hogaamiyaha Jarmalka Uga Mahadnaqay Qaabilaada Qaxoontiga

Madaxweyne Obama Oo Hogaamiyaha Jarmalka Uga Mahadnaqay Qaabilaada Qaxoontiga

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Us(SLpost)-Madaxweyne Obama waxa uu teleefoon kula hadlay hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel, si uu ugu mahadceliyo waxa uu ugu yeeray hogaaminteedalatacaalidda qalalaasaha dadka megengelya doonka ah ee yurub.

War ka soo baxay Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in si gaar ah looga hadlay in la qaabilo qaxootiga Suuriya.Dowladda Jarmalka ayaa waxa ay sheegtay in sanadkan ay fileyso inay qaabisho 800 oo kun oo qof oo megengelya doon ah si awood loogu yeesho in xaaladda laga hortago.

Mrs Merkel shalay waxa ay booqatay xarun ay ku jiraan dad qaxooti ah oo weerar kala kulmay xagjiriinta midigta fog.Waxa ay cambaareysay weerarka lagu qaaday qaxootiga, waxayna sheegtay in Jarmalka uusan arrintaas oo kale u dulqaadan doonin.Waxa ay maanta ka qeybgaleysaa shir looga hadlayo muhaajiriinta Yurub ku qulqulaya.Shirkaasi waxa uu ka dhacayaa dalka Austria oo sheegaya in shuruucda dadka megengelyo doonka ah ee Yurub ay fashilmeen.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Austria, Sebastian Kurz oo la hadlay BBC, ka hor shirka waxa uu sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo dadaalka lagula tacaalayo tirada tahriibayaasha ee Yurub ku wajahan.Dadkaasi muhaajiriinta sharcidarada ah, badankooda waxa ay ka gudbayaan dalalka la isku dhaho Balkan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories