Home“Idinka ayaa shaydaanka soo dooranaaya hadana waad calaacalaysaan..” Muuse Biixi

“Idinka ayaa shaydaanka soo dooranaaya hadana waad calaacalaysaan..” Muuse Biixi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

 

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa culimada u soo jeediyay inay siyaasada dalka soo galaan oo ay dadka u naqeeyaan hogaamiye wanaagsan, waxa uu Muuse Biixi culimada ku canaantay in aanay talada dalka ka qaybgalin hadana ay calaacalaan.

waxaanu guud ahaan shabiga u soo jeediyay inay doortaan hogaan wanaagsan oo daacad ah, waxaanu hadalkan ka yidhi khubad uu ka jeediyay qalinjabin loo qabtay ardayda maxadka Ibnubaas “Culimada waxaanu ka codsanaynaa inuu naga yaraado khilaafka culimadu, waayo dadku oo caalimo ah quraankii ka hadlaaya oo misaajidka kuugu yeedhaaya oo hadana iyagii is khilaafsan waa dhibaato, alle waxaynu ka rajaynaynaa inuu khilaafka culimada inaga yareeyo, marka khilaafka culimadu inaga yaraado ayaynu horumargaadhaynaa”

Gudoomiye Muuse oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yidhi“hadii la yidhaahdo xisbigaasi waa beenaalayaal oo waa ay kugu dangaadhayaan iska qabo oo mid wanaagsan oo daacad ah oo kitaabka alle ku dhaqma dooro yaa idiin diiday,idinka ayaa shaydaanka soo dooranaaya hadana waad calaacalaysaan, yaad eersanaysaan. wadaadada  waxaan leeyahay waxaad tidhaahdaan ma codaynayno xisbina galimayno, oo hadii aad ka qaybqaadan waydaan markii dalka la dhisaayay aayadiina aad ku akhriyaysaan tashada hadii uu hadhaw shaydaan idiin taliyo maxaad la calaacalaysaan. dalka taladiisa iyo hogaamintiisa sadex xisbi ayaa u xilsaaran, maxadka Baas iyo Ictisaam iyo ikhwaantoona uma xilsaarna, bal kaad doontaan sadexdaas xisbi taga oo mid wanaagsan oo islaam ah ka soo saara dadka idinkaa ugubadane. dalku waxa uu u baahan yahay in loo soo saaro madax islaam ah oo iimaan leh oo aan been sheegin oo dalka ka naxaya”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories