HomeAgaasimaha Wasaarada Duulista iyo Hawada Oo Wasaaradaas ka Difaacay Dhaliilo Uu U...

Agaasimaha Wasaarada Duulista iyo Hawada Oo Wasaaradaas ka Difaacay Dhaliilo Uu U Soo Jeediyay Xildhibaan Dheeg

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

images (4)

Hargeysa(SLpost)-Agaasimaha guud ee wasaarada duulista iyo hawada Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan, ayaa wasaaradaas ka difaacay eedaymaha uu u soo jeediyay xildhibaan Dheeg.

waxa uu agaasimahu sheegay in dadka deegaanku ay iskood ugu deeqeen dhulkii madaarku u baahnaa, iyaga oo shuruuda ay ku xidheena ahayd in waxii hanti ma guurto ah loo celiyo lacagtii ka gashay, waxaana agaasimuhu uu sidan ku sheegay shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay “Dawlada Kuwayt iyada oo ku qanacday tobankii milyan ee ay bixisay waxa lagaga qabtay labada madaar ee waaweyn ayaa ay bixisay shan milyan oo kale, markaas su’aasha meesha taalaa waxa weeye hadii waxii hore aan si fiican loo maamulin oo uu kusuq jiray maxay dawlada Kuwayt shan milyan oo kale ugu deeqday Somaliland, dawlada Kuwayt anaga lacag nooma dhiibto ee furayaasha madaarka ayuunbaa nalagu wareejiyaa, dad khubaro ah oo Suuriyaan iyo Kuwaytiyiin isugu jira ayaa Hargeysa degan iyaga ayaa maamula xisaab celinta sameeya iyo tayada garoonkaba, wasaaradu waxa loo qabnaayo ayuunbay sheegataa.”

Agaasime Cumar oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yidhi“Dadka ku wareegsanaa madaarka iyaga ayaa iskood uga kacay iyaga oo eegaya muwaadinimada iyo wax wada lahaanshaha, xagaagaas aan idinla hadlaayo waxa madaarka ka soo dagay shan iyo toban kun oo qof, hadaanay madaar caalmiya la helin caasimada ayaa dhibanaanaysa, iyaga ayaa iskood uga kacay hal shardi uunbaanay ku xidheen, waxay sheegeen in waxii hanti ma guurto ah  ka gashay in loo celiyo oo ay ka mid yihiin Guryaha,Baraagaha,Baliyada iyo Beeraha, wasaaradaha beeraha iyo hawlaha guud ayaa qiimeeyay qof kastana lacagtiisa gacanta ayaa laga galiyay, cuqaashooduna waa ay joogeen, mutadawacnimadaas ay sameeyaan dadka deegaanku ayuu xildhibaan Dheegna ku sheegay in la qasbay laakiin Somaliland imika cidna lama qasbo.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories