HomeLaba Biyo Xidheen Oo Dawladda Imaaradka Carabtu Ay U Samaynayso Somaliland

Laba Biyo Xidheen Oo Dawladda Imaaradka Carabtu Ay U Samaynayso Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

40b2af420c02cf3661fc9637b80534e5_L

Hargeysa(SLpost)-Dawladda imaraadka Carabta ayaa shaacisay inay dalka Somaliland si dhakhso ah uga fulin doonaan laba mashruuc oo lagu hirgalinaayo dhaamam biyo xidheeno ah.

Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Imaaraadka Amb Baashe Cawil Xaaji Cumar ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hayada Khaliifa Foundataion ee dalka Imaaraadka carabta H.E Mohamed Alkhoori. Waxaana labada masuul ka wada hadleen sidii mashaariicda Hayada ka wado dalka u sii xoojin lahayd.

Safiirka ayaa uga mahad ceshay doorka taakuleynta ee hayadani kaga jirto dalka, Iyada oo iminka ay gacanta ku hayso dhowr mashruuc oo ay ku jiraan labo dhakhtar, mashruuca biyo galinta ee xumbo wayne. Iminkana gacanta ku hayso arinta gurmadka abaaraha.

Dhanka kale waxay Masuulka Hayada khayrigu ee khaliifa Foundation sheegay in labo mashruuc oo cusub ay Dawladda Imaraadku ka hirgalin doonto dalka Somaliland, kuwaas oo ah Dhaamam waa weyn oo biyo xidhiino ah, maadaama baahida ugu weyn ee Somaliland hadda jirtaa ay tahay Biyaha.

Arintan ayaa noqonaysa mashruucii sadexaad ee dawladda Imaraadku ay ka fuliso dalka Somaliland tan iyo intii Somaliland safiirka cusub u magacawday dalkaas. Dhinaca kale Dalka Imaraadka Carabta oo kamid ah waddamada ugu qanisan Khaliijka ayaa laga dareema xidhiidh isu soo dhawaansho ah oo uu la yeelanaayo Somaliland, iyadoo Diyaarada Flay Dubai ay hadda si joogto ah u timaado dalka.

Dhinaca kale Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Imaraadka Carabta Danjire Baashe Cawil Cumar ayaa gudoonsiiyay madaxa hayadaas abaalmarin uu uga siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Silaanyo, taas oo ku aadanayd doorka ay ka gaysteen mucaawinooyinka uu dalka Imaaradku siiyo waddanka Somaliland.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories