Fu’aad Aadan Cadde oo ku geeriyooday dalka Turkiga iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Shaqsiyaddii Marxuum
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Fu’aan Aadan Cadde oo maanta ku...
Ururka Talibaan Oo Soo Dhaweeyay Inay Wada-hadal La Galaan Dawladda Afganistan
Kabul, (SLpost)- Hoggaamiyaha ururka Talibaan, ee dalka Afghanistan, Mullah Omar, ayaa taageeray wada-hadalladii u dhaxeeyay dawladda iyo ururkiisa. Fariin naadir ah, ayaa hoggaamiyahan go’doonsani waxa...
“Mucaaradnimadii Waanu Ka Sifeynay Gabiley” Mustafe Shiine
Gabiley, (SLpost)- Badhasaabka gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa sheegay in xisbiyadda mucaaridka ahi aanay wax awood ah ku lahayn gobolka Gabiley, isla...
Mashruuc Biyaha Badda looga Faa’idaysanayo Beerashada Dalagga oo markii u horeysay laga Fulinayo Dalalka Geeska Afrika oo Somaliland ku jirto & Khubaro ka hadashay
Birmingham (SLpost)- Mashruuc lagu kobcinayo dalagyada Beeraleydka ku nool dhulka lama-degaan-u-ekaha ah ee Geeska Qaaradda Afrika isla markaana ay ku baxayso malaayiin Dollar, ayaa...
Masuuliyiin Xilal Sare Ka Hayay Xisbiga WADDANI Oo Is-casilay
Hargeysa, (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan mucaaradka ah ee WADDANI ayaa si wada-jir ah ugu dhawaaqay manta inay iska casileen xilkii ay ka hayeen xisbigaas. Masuuliyiintan...
Marwada Koowaad Oo Deeq Gaadhsiisay Agoomaha Gabiley
Gabiley, (SLpost)- Marwada koowaad ee qaranka Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde, waxay shalay deeq isugu jirta xoolo nool, raashin, Sharaab, Buskud iyo agab...
Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Digniin Adag U Jeediyay Dhalinyarrada Rabshadaha Wada
Hargeysa, (SLpost)-Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Sareeyo guuto C/laahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay inay gacan adag ku qaban doonaan dhallinyarrada rabshadaha ka sameeya magaaladda Hargeysa ...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

