Monthly Archives: July, 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddi Qaban-qaabo U Magacaabay Aaska Marxuum Fu’aad Aaden Cadde

  Date: - 16/07/2015 WAR-SAXAAFADEED   Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay  JSL/M/MG/0833430/072015 ku magacaabay Gudi heer qaran oo qaban...

“Gobolka Sanaag Waa Mid Dib u Dhacay oo Ummadiisu Isku Muuqdaan” Wasiir Caddami

Ceerigaabo,(SLpost)- Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Wsaraaddda Gaashaan-dhigga Somaliland  Axmed Xaaji Cali Cadami oo ay ka mid yihiin xubno Wasiirro ah iyo xildhibaanno ka tirsan Golaha...

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Muxaadaro Qiimo badan ka jeediyey Masjidka Cali Mataan ee Hargeysa (DAAWO/DHEGAYSO)

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo ka mid ah Culimada si weyn looga yaqaanno deegaannada Soomaalida, ayaa Muxaadaro Diini ah oo Qiimo...

Kenya: Nin Dhowaan shaaciyey inuu Jecel yahay Curadda uu dhalay Madaxweyne Obama oo Diinta Islaamka Qaatay

Nairobi (SLpost)- Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Kenya, horaantii bishii May ee sannadkan-na shaaca ka qaaday inuu Jecel yahay Inanta Curad ee...

Cabdirashiid DAHABSHIIL oo Faahfaahiyey Doorka Shirkadaha Isu-gudbinta Lacaguhu ku Leeyihiin Horumarka

Maamulaha guud ee DAHABSHIIL oo ka qayb-galay Kulanwaynaha Caalamiga ee horumarka maalgelinta oo ku qabsoomay Addis Ababa Addis Ababa (SLpost)-  Maamulamaha guud ee shirkadda DAHABSHIIL...

Axkaamta Ramadaanta (Qaybta 25aad) Sakaatul-fidriga

Sakaatul fidrigu waa khaladaadkii qofka ka dhacay intuu soomanaa oo laga nadiifinayo sidu Rasuulku CSW sheegay, “Sakaatul fidrigu waa qofka oo khaladaadkii iyo macsidii...

Dar ILAAHAY U Caawi Deeq Ibraahim Cawaale Oo Xannuun halis ah la il-daran

Deeq Ibraahim Cawaale waa nin dhalinyaro ah oo uu haleelay Xanuun culus, isla markaana dhibaato iyo culeys badan ku haya,waxaanay dhakhaatiirtu u sheegeen inaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img