Monthly Archives: July, 2015

spot_imgspot_img

Tiradii Ugu Badnayd Qaxoonti Soomaali Ah Oo Yemen Kasoo Cararay Oo Soo Gaadhay Berbera

Berbera, (SLpost)- Dekedda magaalada Berbera waxa shalay duhurkii ku soo xidhay markab sida 1238 qof oo ah qaxoonti Soomaali ah, oo ka soo cararay...

Haweenay Haraad Ugu Geeriyootay Xadka Jabuuti Iyo Somaliland

Lawyacaddo, (SLpost)- Haweenay ummul  ah ayaa haraad ugu dhimatay meel 10 km u jirta magaalada Lawyacado ee xuduudka Somaliland iyo wadanka Jabuuti, waxaana hooyadaasi...

Daahir Rayaale Oo Dardaaran Adag Ujeediyay Reer Awdal

Boorama, (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin ayaa shacabka reer Boorama ugu baaqay  inay nabadda ilaashadaan isla markaana ku waaniyay in...

“Waxaanu Imika Rejaynaynaa Inay Degmooyinka Gobolka Sool Si Buuxda Uga Dhici Doonaan Doorashooyinku” Wasiirka Hawlaha Guud

Laascaanood, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Hawlaha guud iyo guriyaynta Somaliland Md. C/rasaaq Khaliif Axmed, ayaa ka warbixiyay safar  ay dhawaan gobolka Sool ku tageen isaga...

Sahra Halgan oo soo Saartay Hees Cusub oo Xikmad iyo Ujeeddo durugsan xambaarsan

HARGEYSA (SLpost)- Fannaanadda Caanka ah ee Sahra Axmed Cabdilaahi (Sahra Halgan) oo xilligan ah Mulkiilaha iyo Guddoomiyaha HIDDO-DHOWR oo ah Xarun ururisa Dhaqanka iyo...

Daawo Fannaanka Cabdiraxmaan Caydiid oo siday Naaneysta ODAY ugu Baxday Majaajilo Qosol badan ku soo bandhigay

Fannaanka Cabdiraxmaan Caydiid (Oday), ayaa hab-masrixiyeed Qosol badan ku metalay Sababta loogu bixiyey naaneysta ODAY oo magaciisa ku sidkan, waxaanu jawaabta Su’aal lagu weydiiyey...

Safiirka Somaliland Ee Dalka Mareykanka Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

Hargeysa, (SLpost)- Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan xukuumadda ayaa maanta ku soo dhaweeyay madaarka Cigaal ee Caasimada Hargaysa Safiirka Somaliland u Fadhiya dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img