Madasha Wada-tashiga Oo Xukuumadda Siilaanyo Ugu Hanjabtay Hirgelinta Qabashada Shir Qaran
Hargeysa, (SLpost)- Gudoomiyaha Madasha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Somaliland, Md. Xasan Guure Jaamac,ayaa sheegay in haddii ay Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo...
Daawo Heesta Cusub ee QAAMUUS iyo Codka Boqoradda Codka Yurub Geenyo
Daawo Heesta QAAMUUS iyo Fannaanadda Codka Macaan ee Yurub Maxamed Cabdi (Geenyo) iyo Qayb ka mid ah Barnaamijka Ciidda ee Kooxda Xiddigaha Geesku ku soo bandhigeen Bandhig-faneedka HCTV u qabtay,
Somaliland: Warbixin Shaaca ka qaadday Doorka Qurbejooggu ku leeyihiin Dhiirrigelinta Tahriibka Dhalinyarada iyo Dhayalsiga Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Qurbejoogga dalka dib ugu soo laabanaya ee xilalka ka qabta hay’adaha Dowladda iyo Ururrada Maxalliga, ayaa lagu xidhiidhiyey inay yihiin sababaha ugu...
DAAWO: Warbixin Daaha Ka Fayday Dibu Curashada Khilaafka Siyaasaddeed Ee Musharaxiinta Xisbiga KULMIYE
Hargeysa, (SLpost)- Telefishanka Horn Cable TV ayaa warbixin ka diyaariyay dibu curashada khilaafka xisbiga KULMIYE ee salka ku haysa musharaxnimada mustaqbalka xisbigaas. https://youtu.be/QXTMiZiysCw
Burundi Oo Looga Dareeray Doorasho Lagu Muransan Yahay
Bujumbura, (SLpost)- Dalka Burundi waxa ka billaabantay doorashada madaxweynaha oo in muddo ah lagu muransanaa. Saddexda musharax ee mucaaradka ayaa sheegay inay qaadaceen doorashadaas...
Ururka Kubadda Cagta Adduunka Ee FIFA Oo Samaynaya Guddi Diyaarisa Dibu Doorasho Madaxweyne Cusub
Geneva, (SLpost)- Hay'adda ciyaaraha kubadda adduunka ee FIFA ayaa samaynaysa guddi 11 xubnood ka kooban oo dib u qaabayn ku samayn doona hay'adda oo...
Xisbiga Waddani oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Boobe Yuusuf Ducaale
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa shahaado sharaf uu xisbiga Waddani ku maamuusayey sida oo kalena ay ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

