HomeDaahir Rayaale Oo Dardaaran Adag Ujeediyay Reer Awdal

Daahir Rayaale Oo Dardaaran Adag Ujeediyay Reer Awdal

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Boorama, (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin ayaa shacabka reer Boorama ugu baaqay  inay nabadda ilaashadaan isla markaana ku waaniyay in ay isku duubnida  iyo wada jirka ummadda ku midaysnaadaan.

Waxaa kale oo uu guud ahaan bulshadda reer Somaliland   kula  dardaamay in ay horumarka iyo geediga  hayaanka ah ee ay caalamka  ku  higsanayaan in ay halkaa ka sii wadaan,isagoo ALLE na uga baryay in uu abaarta ka jabiyo oo uu u shubo raxmaddiisa.

Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale ayaa sidaa ka sheegay casuumad sharafeed hadhimo oo uu   u  sameeyay Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) shalay Madaxweynihii hore.

“Waxa aan Alle idinka baryayaa reer Boorame  wixii u ahaa Astaanta inaad halkii ka sii waddaan ,nabad iyo Taariikh ayaad samayseen ,Taariikhdaasi ayaanay lumin ayaan idin leeyahay,dhibaatada abaartana ALLE ha innaga saaro,”ayuu yidhi Md Daahir Riyaale.

Madaxweynihii hore oo hadalkiisa sii watay waxa uu intaas ku kabay .“Waxa aan ummadda u rejaynayaa  hayaanka qarankeenu ugu jiro madax-banaanidiisa  iyo horumarka inay halkaa  ka sii waddaan,khayr ayaan idiin rajaynayaa inaad isku duubnaataan ayaan idiin rejaynaa inaad nabadda ilaashataan ayaan idiin rejaynaa,  inaad wax wada qabsataan ayaan idiin rejaynayaa.”

Madaxwaynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale ayaa  bil  ka hor dalka ku soo noqday kadib markii uu in muddo ah ku maqnaa dalka dibaddiisa.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories