HomeSahra Halgan oo soo Saartay Hees Cusub oo Xikmad iyo Ujeeddo durugsan...

Sahra Halgan oo soo Saartay Hees Cusub oo Xikmad iyo Ujeeddo durugsan xambaarsan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

sahra halganHARGEYSA (SLpost)- Fannaanadda Caanka ah ee Sahra Axmed Cabdilaahi (Sahra Halgan) oo xilligan ah Mulkiilaha iyo Guddoomiyaha HIDDO-DHOWR oo ah Xarun ururisa Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida, kuna taala magaalada Hargeysa, ayaa soo saartay Heeso Cusub iyo qaar ay hore u qaadday, kuwaas oo ay ugu talo-gashay munaasibaddii Ciidal-Fidriga oo Xarunta Dhaqanku kaga qayb-qaadanayso dhiirrigelinta Suugaanta Soomaalida.

Heestan oo Fannaanaddu sheegtay inay xambaarsan tahay Ujeeddo cid gaar ah duraysa, ayaa laga dareemi karaa inay la hadlayso Qof ay taageero iyo garab siiyey oo si gaar ah ugu takri iyo camal-falay dan guud oo ka dhaxaysay, talooyin iyo wax-sheegna ay kala daashay oo dhegaha ka furaystay.

Midhaha Heesta, ayaa ku bilaabmaya sidan:-

Dhibta Anigoo kula wadaaga,

Dhaliishiyo Eedahaaga,

Dheeftuna Gaar kuu ahaatay,

Digniinta Dhambaaladaydu,

Aday Dhiif kuu ahaatoo,

Dhaqaaqa haddaan ku waansho

 

Markaad I dhegaysan weyday,

Dheel-dheel talo kaa Ahaatay

Duruuso ku dhaafaybay

Ayaamuhu kuu dhigeene…………

HALKAN KA DAAWO HEESTA OO DHAMMAYSTIRAN

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories