HomeTiradii Ugu Badnayd Qaxoonti Soomaali Ah Oo Yemen Kasoo Cararay Oo Soo...

Tiradii Ugu Badnayd Qaxoonti Soomaali Ah Oo Yemen Kasoo Cararay Oo Soo Gaadhay Berbera

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Berbera, (SLpost)- Dekedda magaalada Berbera waxa shalay duhurkii ku soo xidhay markab sida 1238 qof oo ah qaxoonti Soomaali ah, oo ka soo cararay dagaallada iyo duqeynta diyaaradaha ee maalmahan dambe ka socda dalka Yemen.

Maareeyaha guud ee dekeda Berbera Eng. Cali Xoorxoor iyo masuuliyiin kale oo reer Somaliland ah ayaa dadkan qaxoontiga ah ku qaabilay dekedda.

Wuxuu warbaahinta u sheegay in xilligan oo kuleyl ah ay u fidiyeen dadkaasi markii ay soo dejiyeen adeegyadii ay u baahnaayeen.

Dadkan qaxoontiga ahi waxay u badan yihiin dadkii Soomaalida ahaa ee ku jiray xeryaha qaxoontiga ee dalka Yemen. Waxaa la dejiyay xarun ay ku nastaan saddex maalmood magaalada Berbera kadibna waxay u kala ambabaxayaan gobollada koonfurta Soomaaliya.

Maareeyaha guud ee Dekedda Berbera wuxuu sheegay, in ilaa iyo intii uu bilaabmay dagaalka dalka Yemen bishii April ee sanadkan 2015, ay dekedda Berbera soo gaadheen dad qaxoonti ah oo gaadhaya ilaa sagaal kun oo qof oo isugu jira Soomaali iyo Yemen.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories