Fu’aad Aadan Cadde: Han-fogaan……..Kal-furnaan Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
Fu’aad Aadan Cadde: Han-fogaan……..Kal-furnaan “Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay, Gocasho iyo magac baa ka hadha, gobi u aydaaye, Waad gudatay Muusow xilkii, kula gudboonaaye, Guushii ifkiyo aakhiroba,...
Maayarka Laascaanood Oo Ka Hadlay Dhismeyaal Waddo Oo La Hirgelinayo Magaaladaas
Laascaanood, (SLpost)- Waddooyinka cusub ee laga hirgalinayo magaalada Laascanood ayaa waxa ka hadlay maayarka degmadaas. https://youtu.be/mGihNl4W_0Y
Xukuumadda Oo Wefti Nabad-raadin Ah U Dirtay Gobolka Sool
Laascaanood, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Cali Maxamed Warancadde iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay gobolka Sool, halkaasoo ay kaga biirayaan wada-hadalada...
Weftigii Uu Wasiir Xirsi Hogaaminayay Oo Kormeer Ku Sameeyay Madaarka Laascaanood
Laascaanood, (SLpost)- Wefti ka socda xukuumada Somaliland oo ku sugan magaalo madaxda gobolka Sool oo uu hogaaminayo wasiirka madaxtooyada Somaliland ayaa kormeer shaqo ku...
Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka FIFA Oo Mareykanku Maxkamad Horgeeyay
New York, (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee xidhiidhka kubadda cagta dunida ee FIFA, Jeffrey Webb, ayaa diiday inuu dembi musuqmaasuq galay. Waxa uu sidaasi ka...
Marxuum Fu’aad Aaden Cadde Oo Si Heer Qaran Ah Hargeysa Loogu Aasay
Hargeysa, (SLpost)- Alle ha u naxariistee maanta si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Naaso-hablood ee Magaaladda Hargaysa Marxuum Fu’aad Aadan Cadde oo Todobaadkii...
Nairobi: Xaruntii Westgate Oo Dib Loo Furay
Nairobi, (SLpost)- Xarunta dukaamada Westgate ee Nairobi ayaa dib loo furay kadib markii laba sanno ka hor ay soo weerareen kooxda Alshabaab. Dad saf galay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

