DAAWO Muuse Biixi, Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe oo Isku Haleelay Dood Xiiso badan
“Bal 27-ka Julay Guddoomiyoow marka ay gaadho haddaan intaa xal heli wayno Siilaanyo wakaase car ha sii fadhiyo." Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Siyaasadeed ee...
Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Oo Argtiyo Kala Duwan Ka Bixiyay Muddo Kordhinta Doorashada
Hargeysa (SLpost) - Guddoomiyeyaasha saddexda xisbi qaran ee, KULMIYE, UCID iyo WADDANI, ayaa dooda adag ka yeeshay muddo kordhintii ay Golaha Guurtiddu u sameeyeen...
Waddamada Afrika Oo Ka Shiraya Ka Hortagga Xag-jirnimada
Nairobi, (SLpost)- Madax ka kala socoto 22 dawladdood oo Afrikaan ah iyo 16 waddamo kale ka socda ayaa maanta ku kulmaya magaalada Nairobi ee...
Curyaankii Kibraaniga Ahaa! – W/Q: Mohamed Hassan Daacad
Waa maalintii labaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan,dadkuna waxay hadda uu si tartiib-tariib ah ula soo qabsanayaan hab-nololeedka cusub ee soonka,badidoodna waxay la riyaaqsan...
Yuusuf Garaad Oo Cadaawaddii Uu Ka Waday BBC Somali U Beddelay Qalin-ku-dagaalan – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Wakhtigii uu Madaxa ka ahaa Idaacadda BBC-da. Weriyeyaashii Uu Shaqada Ka Eryey Wuxuu hadh-cad shaqadii idaacadda ka dareeriyey 9 weriye, oo ahaa hal-doorkii suxufiyiinta Soomaalida kuwaasi...
Saxaafadda Iyo Sahal-u-galkeeda! – W/Q : C/raxmaan C/laahi Warsame
Inkasta oo sidii dalkan Somaliland loogu soo noqday, dhinac waloo nolosha ka mid ahi si isku dheellitiran u korayay, haddana waxa jira meelo badan...
DAAWO Qaybta 6aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
Halkan ka daawo Qaybta Lixaad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

