Monthly Archives: June, 2015

spot_imgspot_img

“Kharashka badan ee ay dawladdu gasho ayaa keenaya sicir-bararka” Xasan Guuure

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka Xasan Guure ayaa xukuumadda ku eedeeyay inay masuul ka tahay sicir-bararka sii kordhaya ee saameeyay bulshada...

Koonfur Afrika Oo Loogu Baaqay Inay Xidho Cumar Al-bashiir Oo Shir Kaga Qayb-galaya Johannesburg

Johannesburg, (SLpost)- Dawladda Koonfur Afrika ayaa waxa cadaadis lagu saarayaa inay xidho madaxweynaha Suudaan, Cumar Xasan Al-Bashiir, kaasoo la sheegay inuu u safray magaalada...

Cabdirashiid Xasan Mataan oo Xukuumadda ku eedeeyey inay Xaalad-abuur ka waddo gobolka Awdal

Boorama (SLpost)- Murashaxa madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay hab-dhaqanno maamul oo uu...

Ajandaha Shirka Madaxda Afrika Uga Socda Johannesburg Oo Ka Hortagga Al-shabaab ku jiro

Johannesburg, (SLpost)- Madaxda Afrika ayaa maanta shirkii Midowga Afrika ku yeelanayaan magaalada Johannesburg ee waddanka Koonfur Afrika. Hal-kudhegga rasmiga ah ee shirkan oo ah kii...

“Madaxweynaha warqad 15 bog ah baanu u qornay, ilaa immika waa 15 cisho, kamuu soo jawaabin” Sheekh Aadan Siiro

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro) oo ka mid ah culimada sida weyn looga yaqaano dalka, ayaa sheegay in isaga iyo Guddiga...

Hambalyo ku socota Abwaan Siciid Cawaale iyo Foosiya Cilmi Maxamed oo meherkoodu ku qabsoomay London/UK

Liibaan Axmed Cabdilaahi, Khadar Iid Kaariye, Naasir Saleebaan Qolombi,Guuleed Xasan Maxamed, Maxamed Siciid Cabdilaahi, Maxamuud Cali Maxamed, Cismaan Axmed Cismaan, Muuse Siciid Aadan, Cawaale...

Maayarka Caasimadda Oo Baaq U Diray Culimada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko), ayaa ugu baaqay Culimada reer Hargeysa inay maalinta Khamiista ee toddobaadkan oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img