Puntland: Wasiir is-casilaaddiisu fashilisay Khilaaf Awood-Qaybsi oo u dhexeeya Madaxweyne Gaas iyo ku-xigeenkiisa
Garoowe (SLpost)- Wasiirkii Cadaaladda Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa iska casilay xilkii hayay Sabtidii maanta, kaddib markii madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka...
Somaliland: Dooddii Xukuumadda iyo Xisbiyada – W/Q. Maxamed Saleebaan Cumar
Telefishanka Star waxa uu dhowaan dood u qabtay dhinacyada ku loollamaya siyaasadda Somaliland. Dooddaas oo ahayd mid aad u xiise badan, waxa xukuumadda u metalayay Wasiirka...
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Kormeer ku Tagey Gobolka Sool
Laascaanood, (SLpost)- Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeyo Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale ayaa kormeer shaqo ku tagey sal dhigyada ciidamada qaranka ee gobolka sool isagoo u...
Laba Nin Oo Magaalada Boston Loogu Xidhay Inay Maleegayeen Dil
Boston, (SLpost)- Masuuliyiinta Amniga ee dalkan Mareykanka ayaa laba qof ku eedeeyay inay maleegayeen qorshe ay ku caawinayaan in Mintidiinta Ururka Daacish, kuwaasoo ay...
Wasiirka Qorsheynta Oo Ka Hadlay Shir Caalami Ah Oo Uu Kaga Qaybgalayo Jarmalka
Frankfort, (SLpost)- Wasiirka Wasaarada qorsheynta Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre, ayaa ka xog-warramay shir caalami ah oo adduunka dhan isugu yimaado sannad kasta (International Barlin...
Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Oo Kormeerkiisii U Horeeyay Ku Sameeyay Xarumaha Caddaalada
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in loo baahan yahay in hoos loo daadejiyo adeegyadda maxkamaddaha si...
Xukuumadda Oo Markii Ugu Horeysay Sheegtay Inay Go’aan Kasoo saarayso Hanaanka Sarifka Lacagaha
Hargeysa, (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in todobaadkan aynu ku jirno uu baanka dhexe si rasmi ah u bilaabayo jaangoynta giimaha sarifka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

