Monthly Archives: June, 2015

spot_imgspot_img

My Focus on Border Dispute between Somaliland and Puntland

The political map of Africa that shows its independent countries had not been made by African nations, by the United Nations, or by the...

Hay’adda Human Rights Watch Oo Ciidamada Amniga Kenya Ku Eedaysay Xad-gudubyo Ka Dhan Aadamaha

Nairobi, (SLpost)- Hay’adda Human Rights Watch ee u ol’oleysa xuquuqda aadamaha ayaa sheegtay in tallaabooyiinka ciidamada amniga ee Kneya, ka dib weerarada Al-shabaab ay...

Wasiirka Gaashaan-dhiga Oo Ka Hadlay Taliyihii Guutadda 3-aad Ee Milateriga Sanaag Oo Ceerigaabo Lagu Dilay

Hargeysa, (SLpost)- Taliyihii ciidamadda koofiyad-casta milateriga ee guutada 3-aad marxuum gaashaanle Siciid Cabdi Warsame, ayaa habeen hore lagu toogtay magaaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka...

Koonfur Afrika Oo Shaki Galisay Joogitaanka Al-bashiir Ee Johannesburg Iyo Mareykanka Oo Qabashadiisa Ku Baaqay

Johannesburg, (SLpost)-  Maxkamad ku taalla Koonfur Afrika ayaa kordhisay amar madaxweynaha Suudaan ka mamnuucaya inuu dalkaasi ka baxo. Cumar Al-Bashir ayaa Koonfur Afrika kaga qayb...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qodobbeeyay Waxyaabihii Ay Ka Wada-hadleen Masuuliyiinta Imaaraadka

Hargeysa, (SLpost0- Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa shalay dalka kusoo laabtay, ka dib safar qaatay muddo siddeed maalmood ah oo ay ku...

Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Milateriga Oo Ceerigaabo Lagu Dilay Iyo Guddoomiyaha Sanaag Oo Ka Hadlay

Ceerigaabo, (SLpost)- Alle ha u naxariistee magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa xalay lagu dilay taliyaha ciidanka milateriga guutada saddexaad ee gobolkaas, kaasoo...

Daahir Rayaale Iyo Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Afar Sanno Ka Dib Iska Saamaxay Qardoofooyin Siyaasaddeed

Haregysa, (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo ku-xigeenkiisii Axmed Yuusuf Yaasiin oo muddo dheer is-maan-dhaaf siyaasaddeed ku kala maqnaa, ayaa shalay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img