HomeKoonfur Afrika Oo Loogu Baaqay Inay Xidho Cumar Al-bashiir Oo Shir Kaga...

Koonfur Afrika Oo Loogu Baaqay Inay Xidho Cumar Al-bashiir Oo Shir Kaga Qayb-galaya Johannesburg

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Johannesburg, (SLpost)- Dawladda Koonfur Afrika ayaa waxa cadaadis lagu saarayaa inay xidho madaxweynaha Suudaan, Cumar Xasan Al-Bashiir, kaasoo la sheegay inuu u safray magaalada Johannesburg ka hor shirweynaha 25-aad ee Midawga Afrika.Afrika

Madaxweyne Al-Bashiir ayaa waxa uu wajahayaa eedo dembiya dagaal oo ay ku soo oogtay Maxkamadda Caalamiga ee Dembiyada ee Hague, waxaanu ka mid yahay dadka la tuhunsan yahay ee ay baadigoobayso maxkamaddaas.

Waxaa lagu eedeeyey inuu galay dembiyo dagaal, qaar ka dhan ah bani’aadminimada, iyo xasuuq ka dhan ah dadka gobolka Darfur.

Laba ruqsadood oo lagu soo qabanayo ayey maxkamaddu soo saartay, laakiin ICC, malaha ciidan boolis oo u gaar ah, waxay ku tiirsan tahay dalalka xubnaha ka ah inay iyagu xadhigga sameeyaan oo ay qofka la tuhunsan yahay u soo gacan galiyaan maxkamadda. Sidaa darteedna, Koofur Afrika ka xubin ahaan waxa uu waajib ka saaran yahay inay qabato Cumar Al-Bashiir, haddii uu cago soo dhigo waddanka.

Guddoomiyaha golaha waddamada ICC, Sidiki Kaba, ayaa muujiyey walaac weyn cawaaqibka ka dhalan kara haddii Koofur Afrika diiddo inay u hogaansanto wax uu ku tilmaamay waajibka caalamiga ah ee ka saaran inay xidhaan Al-Bashiir.

Midawga Afrika ayaa hore u diiday inuu iskaashi kala sameeyo Maxkamadda Caalamiga ah ee Dembiyada, isagoo ku eedeeyey inay ka eexato hogaamiyeyaasha Afrikaanka ah.

Somalilandpos.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories