Home“Kharashka badan ee ay dawladdu gasho ayaa keenaya sicir-bararka” Xasan Guuure

“Kharashka badan ee ay dawladdu gasho ayaa keenaya sicir-bararka” Xasan Guuure

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka Xasan Guure ayaa xukuumadda ku eedeeyay inay masuul ka tahay sicir-bararka sii kordhaya ee saameeyay bulshada iyo ganacsatada.

Xasan Guure ayaa sidoo kale naqdiyay nidaamka ay xukuumaddu baryahan dambe ku hawllanayd ee la xidhiidha sidii loo xoojin lahaa isticmaalka shilling-ka Somaliland.Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga oo Khilaafka Sharci ee waddanka ka jira ku sababeeyey Masuuliyad-darro hay’adaha Dawladdu horseed u yihiin

Guddoomiyaha Madasha ayaa sheegay in sicir-bararka sababtiisa ugu weyn ay leedahay kharashka faraha badan ee ay dawladdu gasho, waxaanu yidhi isagoo arrimahaas ka hadlaya. “Sannadkii 1997-kii ayaa ahaa wasiirka ganacsiga wuxuu sameeyay barnaamij la yidhaahdo cumlada, raashinkii ay dawladdu la wareegtay, waxaanay yidhaahdeen baayac-mushtariga aynu doolar siino, adduunkana meel ay waxaasi ka shaqaysaa ma jirto, taasi waxay keentay in saddex maalmood gudahood Hargeysa wax la cuno la waayay, markaad hudheel soo gasho ee aad tidhaahdo nafar isii waxa la odhan jiray ma kii Warancadaanu ku siinaa, mise mid kale, ka Warancade wuxuu ahaa mid qarax ah oo waxba aan lahayn, sicirka suuqa sayladiisa ayaa goysa, haddii sayladiisa la horjoogsado nidaamkaasi wuu burburaa, wixii dawladda Soomaaliya burburiyay waxay ahayd waxay yidhaahdeen waxaanu xukumaynaa sayladda, cuntada iyo lacagta dadka.”

Waxa uu intaas ku daray Guddoomiyuhu isagoo hadalkiisa sii wata. “Waxaan leeyahay waxba tari mayso faro-gelintan dawladdu, haddii ay doonayso inay wax samayso dawladdu ha dhinto kharashkeeda, waayo qofka masuulka ahi haddii uu Burco tagayo doolar baa la siiyaa, markaa shilinka dawladdiiba diiday maxaa dadka ku qasbaya, waxaanan leeyahay kharashka badan ee ay dawladdu gasho ayaa keenaya sicir-bararka.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories