UNHCR Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Dalka Burundi Iyo Mucaaradka Dalkaas Oo Madaxweynaha La Kulmay
Nairobi, (SLpost)- Madaxa laanta qaxoontiga ee hay’adda UNHCR Antonio Guterres oo warbaahinta kula hadlay magaalada Nairobi ayaa sheegay inuu aad uga warwarsan yahay qalalaasaha...
Guddida Guurtidu U Xil-saartay Kasoo Talo-bixinta Muddo Kordhinta Oo Kulmiye Iyo Komishanka La Kulmay
Hargeysa, (SLpost)- Guddida ay golaha guurtida Somaliland u xil-saareen hawsha muddo kordhinta xukuumadda talada haysa ayaa maanta si gooni-gooni ah kulamo ula yeeshay xisbul-xaakimka...
80 Qof Oo Lagu Dilay Magaalada Dekeda Ah Ee Cadan
Cadan, (SLpost)- Ugu yaraan 80 qof ayaa lagu dilay magaalada dekada ah ee Cadan ee dalka Yemen, kuwaasoo ku naf waayay dagaalka u dhexeeya,...
Jilaaga Caanka Ah Ee Reer Hindiya Salman Khan Oo Shan Sanno Oo Xabsi Ah Lagu Xukumay
Mumbai, (SLpost)- Salman Khan oo ka mid ah jilayaasha ugu caansan shirkadda filimaanta hindiga ah ee Bollywood ayaa lagu xukumay shan sanno oo xabsi...
Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Damiin Lagu Sii Daayay, Iskana Fogeeyay Eedihii Loo Xidhay
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xarunta xuquuqal insaanka ee Somaliland Guuleed Axmed Jaamac ayaa maanta xabsiga laga sii daayay, ka dib markii uu muddo saddex todobaad...
Nin 50 Sanno Ka Hor Xabsi Ka Baxsaday Oo La Qabtay
Brevard, (SLpost)- Nin dembi dil ah lagu helay 50 sanno ka hor oo xabsiga ka baxsaday dalka Mareykanka oo lasoo qabtay. Frank Freshwaters oo 79...
“Waxaanu rajeynaynaa in Itoobiya aanu u rarno bishii ilaa 10,000 oo koontiirnar” Cali Xoor-xoor
Berbera, (SLpost)- Maareeyaha dekeda Berbera Cali Cumar Maxamuud (Cali Xoor-xoor) ayaa ka warbixiyay wejiga saddexaad ee balaadhinta marsada oo uu sheegay inay rajaynayaan sannadka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

