HomeUNHCR Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Dalka Burundi Iyo Mucaaradka Dalkaas Oo...

UNHCR Oo Walaac Ka Muujisay Xaaladda Dalka Burundi Iyo Mucaaradka Dalkaas Oo Madaxweynaha La Kulmay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi, (SLpost)- Madaxa laanta qaxoontiga ee hay’adda UNHCR Antonio Guterres oo warbaahinta kula hadlay magaalada Nairobi ayaa sheegay inuu aad uga warwarsan yahay qalalaasaha dalka Burundi ka oogan, kaasoo uu tilmaamay inuu durba dhaliyay kumanaan qof inay waddankaas ka qaxaan oo waddamada la jaarka ah ay tagaan, waxaanu xusay Antonio Guterres inay xaaladdiisu ka sii darayso haddaan xal la helin. “Aad ayaan u warwarsanahay in ka badan 20 kun oo qaxoonti ah ayaanu ku haynaa Rwanda, kuwa dhawaad ilaa 10 kunna Tanzania, afar ilaa shan kunna jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo. Nasiib-darro dhibaatadu way ka fog tahay inay dhamaato.” ayuu Antonio Guterres.Antonio Guterres

Maanta waxay magaalada Bujumbura wada-hadallo ay uga bilaabmeen dawladda dalka Burundi iyo mucaaradka dalkaas, si loo dejiyo xiisadda iyo banana-baxyada ay dadku ku naf waayeen ee lagaga soo horjeedo, hadalkii uu madaxweynaha dalkaas Pierre Nkurunziza ku dhawaaqay ee ahaa inuu mar saddexaad doorashada isu soo taagayo, taasoo qabsoomi doonta bisha June, wada xaajoodkan ayaa socda, iyada oo meelo ka mid ah dalkaasna ay mudaharaado ka dhacayaan.

Xiisadda dalka Burundi meelaha ay walaaca galisay waxa ka mid ah waddamada geeska Afrika oo dhawaan wasiiraddooda arrimaha dibaddu ay tageen ay dalkaasi, isla markaana ay kulamo la qaateen madaxweyne Pierre Nkurunziza, waxaanay u bandhigeen hindise xal lagu gaadhi karo oo lagaga bixi karo qalalaasaha xilligan ka oogan dalkiisa.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories