Home80 Qof Oo Lagu Dilay Magaalada Dekeda Ah Ee Cadan

80 Qof Oo Lagu Dilay Magaalada Dekeda Ah Ee Cadan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Cadan, (SLpost)- Ugu yaraan 80 qof ayaa lagu dilay magaalada dekada ah ee Cadan ee dalka Yemen, kuwaasoo ku naf waayay dagaalka u dhexeeya, taageerayaasha madaxweynaha dalkaas Abd-Rabbu Mansour Hadi iyo kooxda Xuutiyiinta.Yemen

Dadka dhintay waxa ka mid ah 40 muwaadiniin u dhashay dalka Yemen, kuwaasoo isku dayayay inay ka qaxaan dagaalkaas, maanta oo arbaca ah, sida ay qortay wakaallada wararka ee Reuters.

Dad gaadhaya 50 qof oo barakcayaal ah oo saarnaa doon ay doonayeen inay ku tagaan, iyagoo ka tagey deegaanka al-Tawahi, kuna sii jeeday  deegaanka lagu magacaabo al-Buraiqa oo ku taala galbeedka dalkaas.Yemen1

Dadkan ayay isku dul laayeen kooxda Xuutiyiinta iyo taageerayaasha madaxweynihii ay kooxdaas shiicada ahi xilka ka tuureen ee Abd-Rabbu Mansour Hadi.

Dadka dhintay ayaa sidoo kale waxa ku jiray sarkaal ka tirsan ciidanka dalka Yemen, waxaanay wararku intaas ku darayaan in sidoo kale ay dagaalkaas ku dhinteen 30 ka mid ah kooxda Xuutiyiinta iyo toban ka mid ah dadka deegaanka ee taageersan madaxweynaha xilka laga tuuray Abd-Rabbu Mansour Hadi

Dagaalkan u dhexeeya xulafada uu hogaaminayo dalka Sucuudiga iyo kooxda shiicada ah ee Xuutiyiinta oo taageero ka helaya dalka Iran ayaa bilaabmay 26 bishii March, ka dib markii ay kooxdaasi xilka xoog kaga tureen madaxweynihii dalkaas Abd-Rabbu Mansour Hadi, waxaanu dagaalkaas ay Sucuudigu ku macneeyeen inay doonayaan inay xilka kusoo celiyaan madaxweynahaas oo beesha caalamku taageersan tahay.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories