Home“Waxaanu rajeynaynaa in Itoobiya aanu u rarno bishii ilaa 10,000 oo koontiirnar”...

“Waxaanu rajeynaynaa in Itoobiya aanu u rarno bishii ilaa 10,000 oo koontiirnar” Cali Xoor-xoor

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Berbera, (SLpost)- Maareeyaha dekeda Berbera Cali Cumar Maxamuud (Cali Xoor-xoor) ayaa ka warbixiyay wejiga saddexaad ee balaadhinta marsada oo uu sheegay inay rajaynayaan sannadka dhamaadkiisa inay dhamaystiraan 80,000 oo mitir oo isku wareeg ah oo la dhigi doono koontiinarada.Cali Xoor-xoor

Cali Xoor-xoor ayaa sidoo kale tilmaamay inay dhawaan rajaynayaan inay bilaabanta badeedacadaha uga soo dega dekeda Berbera dalka Itoobiya, isagoo xusay maareeyuhu inay ku han weyn yihiin inay bishii u raraan Itoobiya 10,000 oo koontiinar. “Balaadhinta dekeda Berbera waxaanu bilawnay sannadkii 2009 markaa may badnayn, laakiin intan uu madaxweyne Siilaanyo xilka hayay ayaanu shaqada inteeda bdan qabanay, waxaananu uga jeednaa in baaxadda ay qaadayso dekedu, tusaale ahaan koontiinarada oo kale aanu helno meelo banaanka ah oo aanu dhigno, oo markiiba ay 5000 oo koontiinar dibadda noo yaalaan, dekeda gudaheedana badeecadaha kale ee sida xoolaha kaargooga iyo badeecadaha Itoobiya u socda ee badan ee aanu rajaynayno inay bilaabmaan inay si fudud u mari karaan.” ayuu yidhi maareeye Cali Xoor-xoor oo u warramay idaacadda BBC, laanteeda afka Soomaaliga, waxaanu intaas ku daray. “Ilaa sannadkan dhamaadkiisa waxaanu doonaynaa inaanu dhamaystirno ilaa 80,000 oo mitir oo isku wareeg ah, waxaananu rajaynaynaa in Itoobiya aanu u rarno bishii ilaa 10,000 oo koontiirnar ama sannadkii 120,000 oo koontiinar.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories