“Kulmiye wuxuu burburinayaa nidaamkii geedi socodka dimuqraadiyada ee dalkani lahaa” Xildhibaan Buubaa
Hargeysa, (SLpost)- Af-hayeenka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa ku eedeeyay xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye inuu sabab u...
Diyaarad Laga Leeyahay Sucuudiga Oo Markii Ugu Horeysay Caga-dhigatay Madaar Ku yaalla Israel`
Tel Aviv, (SLpost)- Diyaarad nooceedu yahay Boeing oo laga leeyahay dalka Sucuudiga ayaa ka degtay madaarka Ben Gurion magaalada Tel Aviv, taasoo ah diyaaradii...
Yemen Oo Caalamka Ka Codsatay In Ciidamo Dhulka Ah Degdeg Loogu Soo Diro Dalkeeda
New York, (SLpost)- Safiirka qaramada midoobay u fadhiya dalka Yemen Khaled Alyemany ayaa ku baaqay in caalamku ciidamo gudaha ah u soo diraan dalkiisa,...
Kulan Lagu Falanqeeyay Ka Hortaga Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee Ku Biira Ururrada Xag-jirka Ah Oo Ka Dhacay Minnesota
Minneapolis, (SLpost)- Kulan lagaga hadlayay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku biira kooxaha xag-jirka ah ayaa lagu qabtay gobolka Minnesota, waxaana ka qaybgalay Soomaalida halkaas degan...
Dhegayso: Nuxurka Wada-hadal Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Iyo John Kerry Ku Yeesheen Jabuuti
Jabuuti, (SLpost)- Madaxweynaha jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wareysi uu siiyay idaacada Voice of America laanteeda afka Soomaaliga kaga warbixiyay booqashada uu xogyaha...
Doorashada Dalka Britain Oo Barri Loo Dareerayo Iyo Saadaasha Guusha Oo Aan La Malayn Karin
London, (SLpost)- Dadweynaha reer UK ayaa barri u dareeraya cod bixinta doorashada dalkaas, iyadoo xisbiyada tartamayaana ay maanta soo gabagabeeyeen ol’olahoodii, isla markaana mid...
Hooyo 80 Jir Ah Oo Madaxweyne Siilaanyo uga dacwootay Wasiir Xukuumaddiisa ka tirsan
Hargeysa (SLpost)- Hooyo Caasha Xuseen Maxamed (Caasho ilka-cas) oo ah waayeel 80-jir ah, ayaa madaxweyne Siilaanyo uga dacwtootay Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeynta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

