Muddo kordhin: Dan ama Danaysi – FAALLO by Khadar Nuux Yoonis
Muddo-kordhin; odhaah ama erayo dhegaha naga qabsatay oo na dhibtay bilihii ugu dambeeyay, waa kalmad khilaaf-u-joog ah oo bulshadii iska wadda horkeentay, meelo kala...
Wadaad ka tirsan Culimada Hargeysa oo laga joojiyey Khudbadda Salaadda Jimcaha oo Masaajid uu Khaddiib ka yahay ka jeediyo
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa wareegto uu soo saaray khudbadaha Jimcaha iyo masuuliyadda masaajidka uu Khaddiib...
“Waa qalad in isku mar doorashadu ka dhacdo Somaliland iyo Soomaaliya, Komishankuna kamuu fiirsan waqtiga uu cayimay”
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Xuseen Xaaji Ciise oo ka mid ah golaha wakiiladda Somaliland ayaa ku tilmaamay inay qalad tahay in Komishanka doorashooyinka u...
Maamulka Gobolka Maroodijeex Oo Bulshadda Ugu Baaqay Diyaar-garawga Xuska 18-ka May
Hargaysa (SLpost): Maamulka gobolka Maroodi Jeex ayaa ugu baaqay dadweynaha ku dhaqan guud ahaanba gobolkaasi in ay si weyn ugu diyaar garoobaan xuska maalinta...
“Hooyadu Markay Uurka Qaado Ilaa Umusheeda Haddaanay Umuliso Barbarkeeda Taagnayn Waa Astaamaha Horumar La’aanta”
Hargeysa, (SLpost)- Marwada koowaad ee qaranka Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde ayaa maanta ka qayb gashay xuska maalinta umulisooyinka adduunka oo ku beegan...
Mudaneyaasha Wakiillada Oo Ansixiyay Laba Xeer Oo Mid Ka Mid Guurtidu Kusoo Celisay
Hargeysa, (SLpost)- Golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerarka duulista hawada iyo xeerka hay’adda dhawrista tayada. Ugu horeyn fadhigii maanta ee golaha wakiillada oo uu...
Sucuudiga Oo Danaynaya Xabad-joojin, Si Gargaar Loo Gaadhsiiyo Dadka Reer Yemen Ee Ay Duqayntiisu Barakicisay
Riyaad, (SLpost)- Dalka Sucuudiga ee hogaaminaya xulafada dagaalka kula jira kooxda Shiicada ah ee Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa sheegay inay doonayaan in la sameeyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

