Monthly Archives: May, 2015

spot_imgspot_img

Barnaamij Faafinta Mahdabka Shiicada ah oo Soomaaliya laga wado iyo Maamulka Muqdisho oo walaac ka muujiyey

Muqdisho (SLpost)- Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab), ayaa walaac ka muujiyay barnaamij ku saabsan faafinta Mahdabta Shiicada...

Dowladda Itoobiya oo ka Hadashay xilliga loo muddeeyey Doorashooyinka Somaliland

Addis Ababa (SLpost)- Dawladda Itoobiya, ayaa markii u horreysay si rasmi ah uga hadashay arrimaha doorashooyinka Somaliland iyo mowqifkooda la xidhiidha waqtiga cusub ee...

Codadkii Laga dhiibtayb Doorashada Britain oo la tiriyey Xisbiga Conservative-ka Oo Hoggaaminaya

London, (SLpost)- Ra’iisal wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron iyo xisbiga Conservative ayaa u muuqda inuu xilka sii haynayo, sida hordhaca natiijada doorashadii shalay dalkaas...

Mareykanka Oo Jabhaddaha Suuriya U Tabobaranaya Iska Caabinta Daacish

New York, (SLpost)- Milateriga Mareykanka ayaa bilaabay inuu tabobaro siiyo koox yar oo ka mid ah jabhaddaha Suuriya, waana dedaal uu dalkaasi ku doonayo...

San Francisco: Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqal-iinsaanka Geeska Afrika oo Caawa Guddoomay Abaal-marin Caalami ah

Afhayeenka Ururrada Xuquuqal Iinsaanka Somaliland oo Noqday Qofkii ugu horreeyey Qaaradda Afrika ee Abaalmarintan la guddoonsiiyo San Francisco (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqal Iinsaanka Geeska Afrika...

Bill Gates Oo Maal-gelin Dhinaca Baahiyaha Bulshada Ah Ku Samaynaya Waddamada Afrika Iyo Aasiya

Washington, (SLpost)- Aasaasaha shirkada Microsoft Bill Gates ayaa sheegay inuu qorsheeyay inuu Afrika iyo Aasiya ka dhiso goobo caafimaad, si loo yareeyo dhimashada carruurta,...

Xisbiga Waddani Oo Guurtida Ku Eedeeyay Inay Majaro-habaabinayaan Go’aan Hore Oo Loo Dhamaa

Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa farriin u diray golaha guurtida iyo guddidii dhawaan uu golahaasi u saaray kazoo talo-bixinta muddada loo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img