HomeYemen Oo Caalamka Ka Codsatay In Ciidamo Dhulka Ah Degdeg Loogu Soo...

Yemen Oo Caalamka Ka Codsatay In Ciidamo Dhulka Ah Degdeg Loogu Soo Diro Dalkeeda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

New York, (SLpost)- Safiirka qaramada midoobay u fadhiya dalka Yemen Khaled Alyemany ayaa ku baaqay in caalamku ciidamo gudaha ah u soo diraan dalkiisa, gaar ahaan waqooyiga oo uu sheegay inay awood ku leeyihiin kooxda Xuutiyiintu.Khalid Al-yemeny

“Waxaanu ka codsanaynaa beesha caalamka inay si degdeg ah faro-gelin ciidan oo gudaha ah ku samayso dalka Yemen, si loo badbaadiyo dadka ku nool Cadan iyo Ticis” ayuu ku sheegay  Khaled Alyemany qoraal uu u gudbiyay golaha ammaanka ee qaramada midoobay arbacadii shalay.

Ugu yaraan 120 qof ayaa lagu dilay magaalada dekeda ah ee Cadan ee dalka Yemen, kuwaasoo ku naf waayay dagaalka u dhexeeya, taageerayaasha madaxweynaha dalkaas Abd-Rabbu Mansour Hadi iyo kooxda Xuutiyiinta.

Dadka dhintay ayay 40 ka mid ahi ahaayeen dad shacab oo ka qaxayay dagaalladaas oo arbacadii shalay sii xoogaystay., sida ay qortay wakaallada wararka ee Reuters waxaa dadkaas laayay kooxda Xuutiyiinta ah ee hore xukunka uga tuurtay madaxweynihii, isla markaana taageerada ka hesha dalka Iran ee Sucuudiga iyo xulafo uu hogaaminayaan dagaalka kula jiraan.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories