HomeDoorashada Dalka Britain Oo Barri Loo Dareerayo Iyo Saadaasha Guusha Oo Aan...

Doorashada Dalka Britain Oo Barri Loo Dareerayo Iyo Saadaasha Guusha Oo Aan La Malayn Karin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London, (SLpost)-  Dadweynaha reer UK ayaa barri u dareeraya cod bixinta doorashada dalkaas, iyadoo xisbiyada tartamayaana ay maanta soo gabagabeeyeen ol’olahoodii, isla markaana mid weliba soo bandhigay waxa uu qaban doono.

Xisbiyada waaweyn ee ka dhisan dalka Britain aan la saadaalin karin inuu midna helo doorashada, isla markaana waxa la filayaa inaanu xisbina heli doonin cod awood u siinaya inuu kusoo dhiso dawlad, balse waxa muuqata inay aad isugu dhaw yihiin codadkoodu.UK

Sannadkii 2010-kii inkasta oo uu codka ugu badan kuraasta baarlamaanka ku guulaystay xisbiga muxaafidka ah oo ahaa 323, haddanay muu ahayn cod ku filan oo aqlabiyad ah oo uu kusoo dhisi karo dawlad, waxaana muddo toban sanno ka dib lagu qasbay inuu is-bahaysi la galo xisbi kale, waxaanu la galay xisbiga Liberal Democrats.

Saadaasha doorashada ee xilligan ayaa u dhaw mid taas la mid ah, waxaanay dadka siyaasadda faaleeyaa sheegayaan inaan la saadaalin karin sida ay noqon doonto sida la isu bahaysan doono, balse waxa muuqata inay saamayn keeni doonaan doorashadani, isla markaana waxa warwar badan qaba shacabka, iyadoo laga cabsi qabo in maalmaha doorashada ay nolosha dadka si taban ay u dareemi doonaan.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories