Itoobiya oo soo bandhigtay Siday ugu heellan tahay Isticmaalka Dekedda Berbera iyo Hirgelinta Mashruuca Berbera Corridor
Dowladda Federaalka Itoobiya oo Khubaro Qiimayn ku samaysa u soo diratay Xaddiga iyo Qiimaha Isticmaalka Korontada Magaalooyinka waaweyn ee dalka Addis Ababa (SLpost)- Wasiirka...
Hogaanka UCID Oo Qaadacay Heshiis Guddoomiyahoodu La Gaadhay Xisbiga Kulmiye
Hargeysa, (SLpost)- Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Jamaal Cali Xuseen iyo guddoomiye ku-xigeenka 3-aad ee xisbigaas ayaa gaashaanka ku dhuftay heshiis uu guddoomiyahoodu...
Masuuliyiinta Xisbiyada KULMIYE Iyo UCID Oo WADDANI Ku Eedeeyay Ballan-fur Iyo Guddoomiye Cirro Oo Iska Difaacay
“Waxaa ka baxay markaa heshiiskaas xisbiga WADDANI, isagoo yidhi waxaan ogaaday inay dhaafinayaan intaanu soo jeedinay” Guddoomiyaha UCID “Waxa nasiib-darro ah inuu Cabdiraxmaan Cirro inuu...
Liberia Oo Laga Cidhib-tiray Cudurka EBOLA
Monrovia, (SLpost)- Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo in cudurka EBOLA laga dabar-jaray dalka Liberia, ka dib markii muddo...
Guusha Conservative-ka Muxuu Ka Yidhi Ra’iisal Wasaare David Cameron?
London, (SLpost)- Ra’iisal wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron ayaa guushii xisbigiisa ka dib sheegay inuu hogaamin doono hal waddan, isla markaana uu samayn doono...
Garyaqaanka Guud ee Qaranka oo Qirtay Khalad Sharci oo Xafiiskiisa ka soo baxay
Hargeysa (SLpost)- Garyaqaanka Guud ee Qaranka Ibraahim Iidle Suleymaan, ayaa qiray khalad farsamo oo ku jira caddadka 12aad ee Buugga Faafinta Rasmiga ah oo...
Rag iyo Rayi: CIMRI-DHEER
Warbaahinta kala Duwan ee Adduunyada ayeynu marar badan ku Aragnaa iyada oo lagaga Hadlaayo Qof Cimrigiisu uu maraayo 110 ama 114 Sanno,in lagu Faaqido...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

