HomeXisbiga Waddani Oo Guurtida Ku Eedeeyay Inay Majaro-habaabinayaan Go’aan Hore Oo Loo...

Xisbiga Waddani Oo Guurtida Ku Eedeeyay Inay Majaro-habaabinayaan Go’aan Hore Oo Loo Dhamaa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa farriin u diray golaha guurtida iyo guddidii dhawaan uu golahaasi u saaray kazoo talo-bixinta muddada loo kordhinayo xukuumadda talada haysa.

Masuuliyiinta xisbiga oo warbaahinta kula hadlay ayaa golaha guurtida waxay ugu baaqeen inay tixgeliyaan go’aankii ay soo saareen komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, taasoo ay ku sheegeen inay doorashada wakiillada iyo madaxtooyada ku qaban doonaan bisha june 1-deeda 2016.

Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo arrimahaas ka hadlaya ayaa waxa uu yidhi. “Saddexda xisbi qaran, xukuumadda, komishanka iyo beesha caalamku waxay heshiis ku yihiin in doorashada muddadii uu komishanku qabtay lagu hirgeliyo.” ayuu yidhi xoghayuhu.

Waxaanu tilmaamay in golaha guurtidu ay majara habaabiyeen go’aan hore loo gaadhay oo loo dhamaa, waxaanu yidhi. “Waxa nasiib-darro ah oo aanu aad uga xunnahay guurtidu qarankan waxay ku leedahay qiimo weyn meelo badan iyo dhibaatooyin badanna way kazoo badbaadisay, waxaynu ku naqaanay in ummada nabad iyo wada-jir ay ku waday, waxa hadda muuqata in nabaddii, wanaagii iyo wada-jirkii intaba oo xisbiyadii oodhan, caalamkii iyo xukuumaddiiba ay isku raaceen inay dood galiyeen, iyagoo laga filayay inay ku raacaan.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories