“Xisbiyada Waxaanu U Fidinaynaa Gogol Wada-hadal Oo Aanu Kaga Xaajoono Khilaafka Muddo-kordhintu Sababtay” Saylici
Hargeysa, (SLPost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay inay wada-hadal la galayaan axsaabta mucaaradka ah, isla markaana ay ka wada...
Muqdisho Oo Lagu Qisaasay Rag Loo Haystay Dilkii Saado Cali Warsame
Muqdisho, (SLpost)- Maxkamadda milateriga dalka Soomaaliya ayaa maanta xukun qisaas ah ku fulisay laba nin oo loo haystay dilkii xildhibaanad fanaanad Saado Cali Warsame...
Hogaamiyeyaasha Bariga Afrika Oo U Ballansan Baanashada Banaan-baxyada Burundi
Dara-salam, (SLpost)- Madaxda dalalka bariga Afrika ayaa maanta ku kulmaya caasimadda dalka Tanzania ee Daral-salaam, si ay uga wada hadlaan qalalaasaha siyaasaddeed ee hadheeyay...
Magacyada Soomaali Sannado Ka Hor Jabuuti Laga Qabtay Oo New York Ku Qirtay Al-shabaab-nimo
New York, (SLpost)- Saddex qof oo soomaali ah oo lagu xidhay dalka Mareykanka, gaar ahaa magaalada New York ayaa qirtay dembi ah inay ka...
Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Oo Ka Warbixiyay Waxqabadka Wasaaradda Ee Sannadihii Tagey
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka ku xigeenka wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare ee Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha u qabsoomay mudadda shanta sano ah ee ayxukuumadda...
Xukuumadda oo markii u horeysay ka hadashay Kala-qaybsanaan Qorshaha Kireynta Dekedda Berbera ka dhex-abuuray Golaha Wasiirrada
Wefti Wasiirro ah oo dalka Imaaraadka ugu baxay Wada-xaajoodka ku dhexmari doona Shirkadda DP World Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa markii u horeysay ka...
Nuxurka ay Xambaarsan yihiin Qoraallo ay is-dhaafsadeen Wasiir Waran-cadde iyo Guddoomiyaha WADDANI
Hargeysa, (SLpost)- Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa markale hor istaagtay isu-soo bax uu ku baaqay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, isagoo wasaaradda ku wargeliyay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

