Monthly Archives: May, 2015

spot_imgspot_img

Natiijada Wada-hadal Ruushka Ku Dhexmaray Kerry Iyo Madaxweyne Vladimir Putin

Moscow, (SLpost)- Xoghayaha arrimaha dibadda dalka Mareykanka John Kerry ayaa sheegay inuu wada-hadallo  saaxiibtinimo oo la xidhiidha Ukraine, Iran iyo Syria kula yeeshay goobta...

Dhul-gariir Markale Ruxay Nepal, Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Dalka Hindiya Oo Laga Dareemay

Kathamandu, (SLpost)- Kumanaan ku nool caasimadda dalka Nepal ee Kathamandu ayaa waddooyinka u soo baxay, ka dib markii uu dhul-gariir cusub oo xoog badan...

Horyaalka Kubadda Cagta Kooxaha Caasimadda Oo Wakhtigii Qorshuhu Ahaa Qabsoomidiisa Dib Looga Riixay

Hargeysa, (SLpost)- Shir jaraa’id oo ay shalay wada-jir ugu qabteen xarunta wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland, masuuliyiinta wasaaradda ciyaaraha, xidhiidhka kubadda cagta iyo kooxaha...

Wasaaradda Kalluumaysiga Oo Qabatay Kulan Lagu Gorfeynayo Sidii Loo Soo Saari Lahaa Kalluun Tayo Leh

Haregysa, (SPost)- Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka furtay kulan lagaga arrinsanayo sidii loo soo saari lahaa kalluun tayadiisu wanaagsan...

Shiinaha Oo Doonaya Inuu Saldhig Ka Samaysto Jabuuti Iyo Madaxweyne Geelle Oo Ka Hadlay

Jabuuti, (SLpost)- Dawladda Shiinaha ayaa kala xaajoonaysa dalka Jabuuti sidii ay uga samaysan lahaayeen saldhig milatery, taasoo dalkaas u noqon doonta taariikh dhinaca horumarka...

Mareykanka Oo Aan Sababayn La Noqoshada Safiir Uu Dhawaan U Magacaabay Soomaaliya

Washington, (SLpost)- Dalka Mareykanka ayaa dib ula noqday safiir uu dhawaan u magacaabay dalka Soomaaliya. Madaxweyne Obama ayaa dhawan safiirka Soomaaliya u magacaabay haweenay lagu...

Sheekh Aadan Siiro oo si Weyn Lagu Soo Dhaweeyay Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan Siiro), ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu safar Caafimaad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img